Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Ciidanka gobolka Bari oo soo bandhigay dhalinyaro lagu qabtay Qandala

Taliska qaybta booliska ee gobolka Bari ayaa warbaahinta u soo bandhigay tiro dhalinyaro ah oo ay ciidanku qabteen xilli loo… Sii akhri

Posted on September 4, 2019September 4, 2019 by Gambool

Wasiir Amar-dambe oo haweeney u magacaabay ku-simaha agaasimaha wasaaradda gaashaan dhigga.

Posted on September 4, 2019 by Gambool

Wasiirka gaashaan dhigga xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa magacaabay ku-simaha agaasimaha guud ee wasaaradda… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo shuruud ku xiray mushaar siinta ciidanka Ahlusuna.

Posted on September 4, 2019September 4, 2019 by Gambool

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray ciidamo horay uga tirsanaa kuwa Ahlusuna oo hadda ku biiray ciidanka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo diidey dalabkii Kenya ee ahaa dibu dhigista dhegaysiga dacwadda badda.

Posted on September 4, 2019September 4, 2019 by Gambool

Xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa qaadacday qorshihii ay dowladda Kenya ku doonaysey in la hakiyo dhegaysiga kiiska dacwadda ee… Sii akhri

Qaban qaabo ka socota Baydhabo iyo Ra’iisul wasaare Khayre oo ku wajahan

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaar… Sii akhri

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland taageeray horumarinta adeegyada horumarinta dadka.

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta cilmi baadhista Puntland PDRC kaga qayb… Sii akhri

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Ra’iisul wasaare Khayre & madaxda Ahlusuna.

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta uu kulan… Sii akhri

Kenya oo codsanaysa in dhegaysiga kiiska badda laga reebo garsoore Cabdiqawi.

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Dowladda Soomaaliya ayaa 9-ka bishaan aynu kujirno ee Sept waxa uu maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ horgeyn doonaa dood iyo… Sii akhri

Puntland oo ganacsatada Taleex u balan-qaaday lacagihii kaga baxay xarumaha dowliga ah oo Somaliland bixin weydey

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Xukuumaddda Puntland ayaa balan-qaaday inay la wareegi doonto dhismayaal ku yaal degmada Taleex ee gobolka Sool si ay ugu qabato… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo lakulmay ergooyinka shirka Dhuusamareeb.

Posted on September 3, 2019September 3, 2019 by Gambool

Mudane Xasan Cali Khayre ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kulamo la qaatay ergooyinka ka qaybgelaya shirka dibu heshiisiinta maamulka Galmudug… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close