Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 12-aad iyo 8-aad maanta furay

Garowe(Puntland Post)-Waxaa maanta oo sabti ah si toos u furmay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, waana imtixaankii ugu dambeeyey fasalka… Sii akhri

Posted on May 21, 2016May 21, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha dawladda Puntland oo kulan casho ah la qaatay Danjiraha dawladda Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya

Posted on May 19, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho ayaa caawa 19-May-2016 kulan casho… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magaalada Muqdisho kaga qayb galay shir muhim ah oo u dhexeeyey Qaramada Midoobey, Dawladda Federaalka iyo Dawladaha Xubnaha ka ah.

Posted on May 19, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19-May-2016  magaaalada muqisho kaga qayb galay shir looga hadlayey arrimaha… Sii akhri

War-Murtiyeed: Dawladda Puntland oo sheegtay in aanay aqbali doonin in wax laga beddelo heshiisyadii siyaasadeed ee hore loo gaarey

Posted on May 19, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho gaarey iyo shirar muhim ah oo uu ka qayb geli doono.

Posted on May 18, 2016May 18, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee maanta 18- May-2016 kasoo amba baxay magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo u amba baxay magaalada Muqdisho

Posted on May 18, 2016May 18, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta 18-May-2016  ka amba baxay magaalada Boosaaso… Sii akhri

Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho ku doortey hoggaanka sare ee ururka NUSOJ

Posted on May 18, 2016May 18, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho xarunta Soomaaliya ayaa shalay lagu doortey hoggaanka ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ, ka dib markii… Sii akhri

Hay’adda Shaqalaha rayidka ah oo qaaday  waraysigii shaqo (Job Interview) ee Madaxqaybeedyadii Iibka( Procurement Unit Heads).

Posted on May 17, 2016 by Ducaale

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) ayaa qaaday waraysi shaqo (Job Interview) ee Madaxqaybeedyadaiibka(ProcurementUnit Heads)… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xariga ka jaray xarun ganacsi oo laga furay Garowe

Posted on May 17, 2016May 17, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post)-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar (Camay), ayaa galinkii dambe maanta [16 May, 2016], xarigga ka jaray xarun… Sii akhri

Sanad guuradii SYL oo laga xusay Garowe (sawirro)

Posted on May 15, 2016May 16, 2016 by Ducaale

Maanta oo Axadda waxaa lagu qabtay Garowe xus lagu maamuusayey maalinta dhalinyarada Soomnaaliyeed oo 15ka May ah, maasuuliyiinta dowladd, kuwa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close