Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Madaxwaynaha Turkiga oo lagu soo dhaweeyay magalada Muqdisho

Muqdisho(Puntland Post) Madaxwaynaha waddanka Turkey ayaa lagu soo dhaweeyay magalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, soo dhaweyniisa waxaa ka qayb galay madaxda… Sii akhri

Posted on June 3, 2016June 3, 2016 by Ducaale

Guddiga doorashooyinka Puntland oo ka dooday xeerka doorashooyinka

Posted on May 31, 2016June 1, 2016 by Ducaale

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa ka dooday qodobo kamid ah Xeerarka doorashooyinka Puntland, gaar ahaan kuwa ururrada siyaasadeeda… Sii akhri

Cawaale Qaaddiid oo DFS iyo mamuladda dalka ugu baaqay in bisha Ramadaan qaadka la hakiyo

Posted on May 31, 2016May 31, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale (Qaaddiid) ayaa dowladda dhexe iyo mamulada dalka ugu baaqay in bisha barakaysan ee… Sii akhri

Muqdisho oo kasoo kabatay dhibaatooyinkii kasoo gaaray dagaaladii sokeeye

Posted on May 29, 2016May 29, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Magalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya ayaa kasoo kabsanaysa dhaawacyadii kasoo gaaray dagaaladii sakooye ee waddanka ka dhacay, waxaa muuqda… Sii akhri

Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Posted on May 28, 2016May 28, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa galabta soo gaaray magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Wafdiga… Sii akhri

Xildhibaan katirsan Barlamanka Federalka Somalia oo xarumo Garowe ku yaalla deeq gaarsiiyay

Posted on May 24, 2016May 24, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post)- Xildhibaan Abshir Xasan Abshir oo katirsan Barlamanka Somalia ayaa booqday xarumo muhiima ah magaalada Garowe, wuxuuna gaarsiiyay kaalmo… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo siweyn loogu soo dhoweeyey magaaalda Garoowe ee caasimadda Puntland

Posted on May 23, 2016May 23, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddo 5 cisho safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta… Sii akhri

Madaxweynaha Dalwadda Puntland oo kulan gaar ah la qaatay Danjiraha dawladda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya.

Posted on May 22, 2016May 22, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  oo hawlo shaqo ujooga magaalada Muqdisho  ayaa maanta 22-May-2016 kulan qado sharaf ah… Sii akhri

Warbxin: Dawladda Federaalka Soomaaliya oo meel marisay Heshiikii ay wada gaareen dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka

Posted on May 22, 2016 by Ducaale

Kadib markii dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya ay heshiis qeexaya hannaanka doorashooyinka 2016-ka ku kala saxiixdeen magaalada Garoowe ee… Sii akhri

Wasaarada Shaqada iyo shaqaalaha Puntland oo tababar u furtay 9 Madax qaybeed

Posted on May 22, 2016May 22, 2016 by Ducaale

Garowe: waxaa maanta ka furmay xaruunta Wasaradda Shaqada iyo Shaqaalaha tababar loo qabtay Madaxqaybeedyada Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha (HR Unit… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.