Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Wasiir Haweenka oo la kulantay Shacabka Buurtinle(Sawirro)

Garowe(PP): Wasiirka Haweenka Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa maanta la kulantay Shacabka magaalada Buurtinle ee gobolka Nugaal,waxayna usoo gudbiyeen baahiyaha Dumarka.… Sii akhri

Posted on December 6, 2015December 8, 2015 by Ducaale

Wararkii ugu dambeeyey ee Gaalkacyo (Dhagayso)

Posted on December 6, 2015 by Ducaale

Gaalkacyo(PP):Waxaa wali kusugan magaalada Gaalkacyo Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Cumar Cabirashiid,Madaxweynaha Jubbaland, iyo labada madaxweybe ee Puntland iyo Galmugu,waxaana socda sidii… Sii akhri

Gudoomiyaha Xaquuqul aadanaha Puntland oo soo bandhigay dhibaatooyinka loo gaysto dadka danyarta ah (Dhagayso)

Posted on December 6, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Gudoomiyaha xafiiska difaacaha xaquuqul aadanaha Puntland Maxamed Yuusuf ayaa maanta hor-tagay gollaha Baarlamaanka oo weli ku guda jira kalfadhigoodii… Sii akhri

Madaxwayne Gaas oo sheegay iney midoobo doonto Gaalkacyo (Dhagayso)

Posted on December 6, 2015 by Ducaale

Gaalkacyo(pp) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay inay muhiim tahay ka shaqaynta nabadda Gaalkacyo, dhankooda ay mar kasta… Sii akhri

Xagee maraya Qorshaha buuntada lagu saarayo wadadda aada isbitaalka Garowe(Dhagayso)

Posted on December 6, 2015 by Ducaale

Garowe(PP): Waxaa socda qorshe buunto lagu saarayo wadadda aada Isbitaalka Garowe oo ku taal waqooyiga magaalada,waxayna dhexmarta tog halkaasi mara.… Sii akhri

Arday ka Qalinjabisay Jaamacadda PIDAM ee Magaalada Bosaso(sawiro)

Posted on December 5, 2015December 5, 2015 by Ducaale

Boosaaso(pp)Wasiir K/xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Puntland Prof  Maxamed Cali Faarax ayaa Shahaadada Jaamacaddeed ee bachelorka Guddoonsiisay Dafcadii u horraysay ee ka… Sii akhri

Shirkadda Golis Telecom Somalia oo maanta daahfurtay adeegyada Xaliye iyo Xirmooyin

Posted on December 5, 2015December 5, 2015 by Ducaale

Boosaaso(pp)Shir Jaraaid oo maamulka shirkadda Golis ay maanta ku qabteen xarunta wayn ee Boosaaso ayay ku daahfureen labo adeeg oo… Sii akhri

Dalxiiskii aan ku tagney Darayle- Garowe (Sawirro)

Posted on December 5, 2015December 5, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Darayle waa goob deegan beero leh oo ka baxsan magalada Garowe qiyaastii 10-KM dhinaca koonfureed kaga taal, Jimcadii shalay… Sii akhri

Wasaaradda Waxbarashadda Puntland oo dhagax dhigtay Dhismo lagu kordhinaayo Dugsiga Xamdaan Boosaaso(sawiro)

Posted on December 5, 2015December 5, 2015 by Ducaale

Boosaaso(pp) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Dowladda Puntland Dr-Maxamed Cali Faarax ayaa maanta dhagax dhigay dhismayaal lagu darayo Dugsiga Xamdaan ee… Sii akhri

Qalab Isboorti oo manata la gudoonsiiyay Wasaarada arrimaha Bulshada Jubbaland (SAWIRRO)

Posted on December 5, 2015 by Ducaale

Kismaayo(pp) Hay’adda Teas ayaa manata agab Isboorti gudoonsiisay Wasaarada Arrimaha Bulshada Maamulka Jubbaland, qalabkaas ayaa loogu talagalay in dhowaan la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close