Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Jubbaland oo ka shaqaynaysa xoojinta ammaanka xaduudaha Somalia iyo Kenya

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowladda Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo u warramay BBC-da ayaa sheegay in Jubbland ay ka… Sii akhri

Posted on June 12, 2016 by Ducaale

Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland oo dad masaakiin ah ku afurisey Garowe

Posted on June 12, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland ayaa si hamsabi leh magalada Garowe uga wado,afurinta dadka masakiinta ah… Sii akhri

Dhakhaatiir Ajaanib ah oo howlo Qaliin iyo baaritaano caafimaad ka bilaabay Isbitaalka Qaran Garowe

Posted on June 11, 2016June 11, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Dhakhaatiir u dhashay dalalka Masar, Suuriya iyo Kenya ayaa howlo qaliin iyo baaritaano caafimaad ka bilaabay Isbitaalka Qaran… Sii akhri

Ciidanka Dowladda hoose Gaalkacyo oo ka cabanaaya inaysan mushaarkoodii helin 8-bilood iyo duqa oo ka hadlay

Posted on June 11, 2016June 11, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Puntland Post) Ciidamo ka tirsan dowladda hoose ee magalada Gaalkacyo oo ka cabanaya inaysan muddo 8-bilood wax mushahar ah qaadan… Sii akhri

Dhudi Yuusuf

Cabdiraxmaan Faroole oo tacsi ka diray geeridii ku timi Gudoomiyihii Haweenka Mudug

Posted on June 11, 2016June 11, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole ayaa tacsi ka diray allaha u naxariistee geeridii ku timi gudoomiyihii haweenka Gobalka… Sii akhri

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo Garowe ku daahfuray Hotel cusub

Posted on June 10, 2016June 10, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle (Indho-guran) ayaa shalay galab magalada Garowe daahfuray hotel cusub oo… Sii akhri

Dhudi Yuusuf

Dhudi Yuusuf Aadan oo aas qaran loogu sameeyay magalada Gaalkacyo

Posted on June 9, 2016June 9, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Puntland Post) Allaha u naxariistee waxaa maanta magalada Gaalkacyo lagu aasay gudoomiyihii Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan oo shalay… Sii akhri

Madaxwayne Gaas oo ku baaqay inay heshiiyaan beelaha ku dagalamay Dharkayn-geenyo

Posted on June 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali gaas ayaa Isimadda iyo waxgaradka ugu baaqay inay u guntadaan sidii loo damin lahaa… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntand oo tacsi ka diray geeridii ku timi gudoomiyihii haweenka Gobalka Mudug

Posted on June 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo maanta dib ugu soo laabtey magalada Garowe ayaa tacsi ka diray geeridii… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay dhismaha laanta socdaalka Puntland

Posted on June 9, 2016June 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa dhagax dhigay xarun cusub oo loo dhisayo laanta socdaalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.