Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Ciidamada Gal-mudug oo howlgal ay sameeyn dad kusoo qabtay

Gaalkacyo-(PuntlandPost)- Ciidamada maamulka Gal-mudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxaysa magaalada Galinsoor ee gobolka Gal-gaduud iyo magaalada Gaalkacyo… Sii akhri

Posted on January 21, 2016 by Ducaale

Gudoomiyaha Gobalka Mudug oo la kulmay mamulka iyo waxgaradka Xarfo

Posted on January 21, 2016January 21, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo-(Puntland Post) Gudoomiyaha Gobalka Mudug iyo ku xigeenkiisa ayaa socdaal ku tagay degmada Xarfo oo ka tirsan Gobalka. Socdaalka gudoomiyaha… Sii akhri

Xaggee marayaa Tabarucaadka loogu jiro Sowda Cabdi Aadan?

Posted on January 20, 2016 by Ducaale

Xaalada Sowda Cabdi Aadan oo ah lix jir xanuun daran uu ka helay maqaarka jirkeeda iyo wajiga ayaa maalinba maalinta… Sii akhri

Daawo: Sababaha keena in Gabdhuhu dalkooda ka tahriibaan

Posted on January 20, 2016January 20, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post) Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka Afrika ku yaala ee sida aadka ah dhalinyaradooda uga tahriibaan, iyagoo doonaya… Sii akhri

Shirkadda Golis oo adeeg cusub ku soo bandhigtay Gaalkacyo

Posted on January 20, 2016January 20, 2016 by Ducaale

Shirkada Isgaarsiinta ee Golis ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku soo bandhigtay Adeegii ugu Raqiisanaa ee Mobile… Sii akhri

Soomaalida Qaxootiga ku ah dalka Kenya oo weli dib ugu soo laabanaya dalkooda

Posted on January 20, 2016 by Ducaale

Kismaayo-(PuntlandPost) Soomaalida qaxootiga ku ah wadanka Kenya gaar ahaan gobalka Waqooyi Beri ayaa dib ugu soo laabanaya gudaha Soomaaliya, iyagoona… Sii akhri

Xuska soo dhaweynta markii la qoray Afka-Somalia oo Muqdisho ka socota

Posted on January 20, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(PuntlandPost) Dabaal-dega xuska 43-guuradii kasoo wareegtay markii afka-Somaliga la qoray ayaa weli ka socota magalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoona… Sii akhri

Gudoomiyaha ururka Haweenka Puntland oo ku baaqday in la caawiyo dadka naafada ah

Posted on January 20, 2016January 20, 2016 by Ducaale

Garowe-(PuntlandPost) Gudoomiyaha ururka haweenka Puntland iyo masuuliyiin ka tirsan hay’adda daryeelka bulshadda ayaa booqasho ugu tagay qaar ka mid ah… Sii akhri

Xildhibaan Cabdi Barre ”Soomaaliya maanta waxay ku socotaa haadaan daloosha”

Posted on January 19, 2016January 19, 2016 by Ducaale

Garowe – (Puntland Post) – Tan iyo markii uu burbur ku soo dhamaaday wadatashigii madaxda Soomaalida uga socday magaalada Kismaayo,… Sii akhri

Ra’iisul Wasaarihii hore Somalia oo la kulmay madaxda Machadka Soomaaliyeed ee SIDRA

Posted on January 19, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntlandpost) Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya, mudane Cabdiweli Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen siyaasiyiin qayb… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close