Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Haweenka ganacsiga yar yarka ku haysta Bosaso oo maanta banaan-baxay, dowladdana baaq u jeediyay

Bosaso(Puntland Post) Ganacsatadda khudaarta ku iibiya magalada Bosaso ayaa maanta dhigay banaanbax ay ku muujinayaan inay ka xun yihiin safarka… Sii akhri

Posted on May 4, 2016 by Ducaale

Shir ku saabsan dhaqan gelinta manhajka dugsiyada hoose/dhexe Puntland oo Garowe lagu qabtay

Posted on May 3, 2016May 3, 2016 by Ducaale

Wasaaradda waxbarashada iyo taclinta sare e dowladda Puntland ayaa maanta qabatay shir loogu hadlayo hirgalinta manhajka dugsiyada hoose/dhexe Puntland. Shirkaan… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo dhagax dhigtay xarunta wasaradda Haweenka ee Degmada Taleex

Posted on May 3, 2016May 3, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Wasiirka Haweenka Puntland Aniso Xaaji Muumin iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa maanta oo tallaado ah gaaray magalada Taleex… Sii akhri

Talyaaniga iyo IGAD oo tagay xarumo muhiim ah oo ku yaala magalada Bosaso

Posted on May 3, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya iyo Xoghayaha urur goboleedka IGAD ayaa shalay (Axad) tagay dekadda magalada Bosaso iyo… Sii akhri

Ururka warbaahinta Puntland oo talo kusoo jeediyay in dib loo dhigo doorashada NUSOJ

Posted on May 3, 2016May 3, 2016 by Ducaale

Ururka Warbaahinta Puntland ee (MAP) waxa uu si weyn u dhiiri galinayaa mustaqbal wanaagsan iyo madax-banaanida Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Gaas oo sheegay Puntland inaysan waxba noqon karin ilaa xaalada dalka hagaageyso

Posted on May 2, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo maanta khudbad ka jeediyay xaflada lagu daahfurayo dhismaha wajiga labaad garoonka… Sii akhri

Safiirka Talyaaniga ee Somalia iyo saraakiil kale oo maanta soo arkey dekadda Bosaso

Posted on May 2, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas oo ay weheliyaan safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Amb.Fabrizio Marcelli iyo Xoghayaha guud ee… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shaacisay dhismaha wajiga labaad Airport-ka Bosaso

Posted on May 2, 2016May 2, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Waxaa maanta oo Isniin ah la dhagax dhigay wajiga labaad dhismaha garoonka diyaaradaha magalada Bosaso, ka dib markii… Sii akhri

Shirkadda Biyaha NUWACO oo qiimo dhimis samaysay

Posted on May 2, 2016May 2, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post)-Shirkadda Biyaha ee NUWACO, ayaa maanta shaacisay inay samaysay qiimo dhimis ku aadan kharashka laga qaado dadka isticmaala adeegga… Sii akhri

Madaxwayne Gaas oo sheegay inuu ka fariisan waayay dadka huwan aragtida qabiilka

Posted on May 2, 2016May 2, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo xalay khudbad ka jeediyay munaasibad lagu soo dhawaynayo masuuliyiin ka socota… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.