Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo booqday Cusbitalka lagu dabiibayo Wasiirka Amniga Puntland

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti ayaa maanta 09-May-2016 … Sii akhri

Posted on May 9, 2016May 9, 2016 by Ducaale

Hay’adda HADMA oo Garowe ku qabatay shir ku saabsan dejinta siyaasada ku adkaysga aafooyinka

Posted on May 9, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Hay’adda Maareynta masiibooyinka ka hortaga Puntland ee Hadma ayaa maanta magalada Garowe ku qabatay shir looga hadlayo fulinta… Sii akhri

dabar goynta dhuxusha oo Puntland iyo dowladda fadaraalka iska kaashanayaan-Sawirro

Posted on May 8, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post)-Xarunta Wasaaradda Degaanka Puntland ee Magaalada Garowe waxaa Maanta oo Axadda lagu qabtay Kulan lagu daah furayey Mashruuc loogu… Sii akhri

Ururka HADO oo soo bandhigay wax yaabihii uu qabtay, xafiis cusubna ka furtay Garowe

Posted on May 8, 2016May 8, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post)-Ururka HADO ayaa maanta oo sabti ah waxaa uu xafiis ka furtay magaalada Garowe, munaasabad ka dhacday xarunta Ha’yadda… Sii akhri

Madaxwaynihii hore Puntland oo lagu marti qaaday caleemo saarka Ismaaciil C.Geelle

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland POST) Madaxwaynihii hore Puntland Cabdiraxmaan Farole oo haddana ah murashax u taagan xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa maanta u dhoofay… Sii akhri

Shirweynihii ururka dhaqaatiirta Puntland oo lagu qabtay Garowe

Posted on May 7, 2016 by Ducaale

Ururka dhaqaatiirta Puntlland ayaa soo gabagabeeyay shirkoodii labaad ee sanadlaha ahaa, kaasoo looga hadlayay waxqabadka ururka iyo doorashada gudoomiyaha ururka… Sii akhri

Wasiirka Amniga Puntland oo loo qaaday waddanka Jabuuti si loogu soo dabiibo

Posted on May 7, 2016May 7, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali oo dhaawac fududi kasoo gaaray isku dhac ciidan oo Bosaso ka… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo maanta u dhoofay waddanka Jabuuti

Posted on May 7, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland POST) Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali ayaa maanta oo Sabti ah u ka dhoofay garoonka diyaaradaha magalada… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka Puntland iyo madaxa UNSOM oo Garowe ku kulmay

Posted on May 5, 2016May 5, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Guddiga doorashooyinka KMG ee Puntland ayaa maanta la Kulmay xubno kasocda xafiiska Qaramada Midoobay u qaabils arrimaha Somalia… Sii akhri

Wafdi ka socda DFS iyo Jaamacadda Carabta oo Bosaso lagu soo dhaweeyay

Posted on May 4, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka xanaanada xoolaha DFS, Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa maanta oo Arbaco ah lagu soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.