Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

35 Arday oo ka qalin jabisay Jaamacadda PSU Qaybta Gaalkacyo

Gaalkacayo(Puntland Post)-Waxaa maanta Munaasabada qalin jabin ah lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaana hoolka GECPD kaas oo ay ku qalin… Sii akhri

Posted on May 13, 2016May 13, 2016 by Ducaale

Dawladda Puntland war kasoo saartay fara gelintii uu Baarlamaanka Soomaaliya ku sameeyey Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka iyo Dastuurka Dalka

Posted on May 13, 2016May 13, 2016 by Ducaale

Marwada koowaad ee Puntland oo Jaamacadda Bariga Afrika kaga qayb gashay munaasabad qalin jebin ah

Posted on May 12, 2016 by Ducaale

Marwada koowaad ee Puntland Dr’s Hodon Siciid Ciise ayaa maanta Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda Boosaaso kaga qayb gashay munaasibad ay… Sii akhri

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland oo codsaday in lagala shaqeeyo howlaha horyaala

Posted on May 11, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Munaasibadda lagu daahfurayay guddiga doorashooyinka Puntland waxaa goob joog ahaa madaxwayne ku xigeenka Puntland, Afhayeenka Baarlamaanka iyo saraakiil… Sii akhri

Ka qayb qaado bad-baadinta carruurta ku waxbarasho beeshay degmada Xaabbo

Posted on May 11, 2016May 11, 2016 by Ducaale

Kulan lagu taageerayey isla markaana dhaqaale loogu aruurinayey sidii iskuul looga hir gelin lahaa xaafadda dayaxa ee degmada Xaabbo ee… Sii akhri

Madaxwayne ku xigeenka oo ka qayb galay kulan lagu daahfurayo guddiga Doorashooyinka Puntland

Posted on May 11, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne ku xigeenka Puntland iyo Afhayeenka Baarlamaanka ayaa ka qayb galay shir hadda ka socda xarunta PDRC ee… Sii akhri

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo markii uu Dalka kusoo laabtay ka warbixiyey Safarkiisii Jabuuti

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Ducaale

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee magaalada Jabuuti kaga qayb galay caleemo saarka… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo tacsi diray sidoo kalena shacabka ugu baaqay inay u diyaar garoobaan doorashada 2016

Posted on May 10, 2016May 10, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay magalada Bosaso ee xarunta Gobalka Bari… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo maanta laga sugayo magalada Bosaso

Posted on May 10, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu soo gaaro magalada Bosaso ee… Sii akhri

Wasiir ku xigeenka Maaliyada DFS oo lagu soo dhaweeyay magalada Bosaso

Posted on May 9, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Wasiir ku xigeenka wasaradda Maaliyada dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Hayir Ibraahim ayaa maanta soo gaaray magalada Bosaso ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.