Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Cabdisamad Abwaan: Deeqda Caalamiga ah Muqdisho ayay ku ururtaa, Puntland waxba kama soo gaaraan

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Cabdisamad Abwaan) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso, ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay… Sii akhri

Posted on December 14, 2019December 14, 2019 by News Office

Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe

Posted on December 14, 2019December 14, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahu Deni oo mudda 20 Cisho ah safar ugu maqnaa magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga, ayaa… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Maanta Baarlamanka hor-tegaya

Posted on December 14, 2019December 14, 2019 by News Office

Mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay kulankooda warbixin uga dhegaystaan, Guddiga Madaxa Banaan… Sii akhri

Gen. Cabdixamiid Dirir: Ma jiraan ciidamo ay dowladda Soomaaliya geynayso Towfiiq iyo Afbarwaaqo

Posted on December 13, 2019December 13, 2019 by News Office

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliya, Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa ka… Sii akhri

Puntland iyo hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka oo heshiis kala saxiixday

Posted on December 12, 2019December 12, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed iyo Hay’adda Bisha Cas ee dalka Imaaraadka ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayneed oo ogolaanaya in hay’adda… Sii akhri

Boosaaso: Sarkaal ka tirsan Ciidamada Puntland oo ka badbaaday isku day dil

Posted on December 12, 2019December 12, 2019 by News Office

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaa is-rasaasayni galinkii hore ee maanta ku dhexmartay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Ilaalada Canshuuraha… Sii akhri

MAC-HADKA SIDRA oo Garoowe ku qabtay Kulan ku saabsan dhiirri-gelinta Ganacsiga Haweenka

Posted on December 12, 2019December 13, 2019 by News Office

Mac-hadka Horumarinta iyo Cilmi-baarista Soomaaliyeed ee SIDRA oo kaashanaya hay’adda ADRA, ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabtay, Kulan ku saabsan… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo laalay La-xisaabtanka Xukuumadda

Posted on December 12, 2019December 13, 2019 by News Office

Kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo maalmo ka hor soo xirmay, ayaa ajandihiisa laga saaray dhammaan qodobadii ku… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on December 12, 2019December 12, 2019 by News Office

Shirka Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey madaxweyne Ku-xigeenka, ahna Ku-simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga… Sii akhri

Maraykanka oo soo dhaweeyay Heshiiska dowladda Federaalka iyo Ahlusunna

Posted on December 12, 2019December 12, 2019 by News Office

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto, ayaa  soo dhaweeyay heshiiskii ay wada gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close