Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muxuu salka ku hayaa socdaalka Cumar Cabdirashiid ee Garoowe?

Siyaasiga Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, oo laba jeer Ra’iisul Wasaare ka soo noqday Soomaaliya haatana ah senetor ka tirsan Aqalka… Sii akhri

Posted on December 21, 2019December 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ka daah-furay Shirka Maaliyadda dalka

Posted on December 21, 2019December 21, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo ka daah-furay Shir ku saabsan Hannaanka Maaliyadda Soomaaliya… Sii akhri

Dhalinyarada gobolka Mudug oo Hoggaan cusub doortay

Posted on December 21, 2019December 21, 2019 by News Office

Wasiirka wasaradda shaqada shaqaalaha dhalin yarada iyo ciyaaraha Dowladda puntland ayaa goob joog ka noqday doorashada Gudoonka dhalin yarada Gobolka… Sii akhri

Taliye cusub oo la wareegay Hoggaanka Ciidanka Uganda ee AMISOM

Posted on December 21, 2019December 21, 2019 by News Office

Taliye cusub oo dowladda Uganda u soo magacowday ciidankeeda ku sugan Soomaaliya ee qeybta ka-ah AMISOM, ayaa shalay si rasmiya… Sii akhri

Shirka midaynta Hannaanka Maaliyadda dalka oo Kismaayo ka furmaya

Posted on December 21, 2019December 21, 2019 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirada Maaliyadda dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta shir uga furmayaa magaalada Kismaayo ee xarunta… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in mar kale la saxiixay Mashruuca dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Posted on December 19, 2019December 19, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay in todobaadkan mar kale la saxiixay Maashruuca dhismaha wadada Garoowe iyo Gaalkacyo oo dib loo soo… Sii akhri

PUNSAA oo walaac ka muujisay xariga Nabadoono iyo Siyaasiyiin ku xiran Boosaaso

Posted on December 19, 2019December 20, 2019 by News Office

Dalladda Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSAA, ayaa walaac ka muujisay xarigga ay dowladda Puntland ku samaysay nabaddoonno iyo siyaasiin mudda… Sii akhri

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Doorashooyinka Soomaaliya ee 2021

Posted on December 19, 2019December 20, 2019 by News Office

Xubnaha ku midaysan Beesha Caalamka war ka soo saaray Hannaanka Doorashooyinka Soomaaliya ee sannadka 2021-ka. Beesha Caalamka ayaa  ugu baaqay labada… Sii akhri

Madasha Xisbiyada oo sheegay in uu buray Heshiis ay kula jireen Madaxweyne Farmaajo

Posted on December 19, 2019December 19, 2019 by News Office

Hoggaanka Madasha la baxday Xisbiyada Qaran ee ka dhisan magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in uu bur-buray heshiiskii ay kula jireen… Sii akhri

Jadwalka Doorashada Galmudug oo la shaaciyay

Posted on December 19, 2019December 19, 2019 by News Office

Guddiga Farsamada ee maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray jadwalka cusub ee dhismaha iyo doorashada maamulka iyadoo jadwalkii hore… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close