Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo kooxo Caafimaad u dirtay degaanka Saaxdheer ee gobolka Sool

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland, ayaa sheegtay in ay kooxo caafimaad  udirtay , degaanka saaxdheer ee konfurta gobolka Sool, kadib markii… Sii akhri

Posted on January 6, 2020January 6, 2020 by News Office

Al-shabaab oo sheegtay qarax lagu dhaawacay sarkaal ka tirsan Puntland

Posted on January 6, 2020January 6, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-shabaab, ayaa sheegtay qarax xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, oo lagu dhaawacay sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Isku’dhafka… Sii akhri

Iran oo shaacisay tallaabada ay ugu aargudi doonta dilkii Qasem Suleimani

Posted on January 6, 2020January 6, 2020 by News Office

Dowladda Iran ayaa markii u horraysay faahfaahisay nooca ay noqon doonto Tallaabada Aar-gudasho ee ay ka  qaadi doonto waddanka Maraykanka,… Sii akhri

Sarkaal sare oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Posted on January 5, 2020January 5, 2020 by News Office

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Isku’dhafka ah ee magaalada Gaalkacyo ayaa ku dhaawacmay qarax caawa fiidkii loogu xiray gaarigiisa… Sii akhri

Faahfaahinta: Weerarkii Al-Shabaab ee Lamu

Posted on January 5, 2020January 5, 2020 by News Office

Kooxa Al-Shabaab ayaa Axadda maanta ah weerartay saldhig militeri oo ay isticmaalaan ciidamada Kenya iyo kuwa Mareykanka oo ku yaalla… Sii akhri

Maxkamadda Boosaaso oo xukunno ku ridday Siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo odayaal kale

Posted on January 5, 2020January 5, 2020 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta xukunno isugi jira xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday, siyaasi Muuse Cali… Sii akhri

Dowladda Kenya oo war ka soo saartay weerarkii Al-shabaab ee saldhiga SIMBA

Posted on January 5, 2020January 5, 2020 by News Office

Wasaaradda Gaashaandhiga waddanka kenya, ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay kaga warbixisay, weerar saaka Al-shabaab ku qaadday saldhiga SIMBA… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay gudaha u galeen Saldhiga SIMBA ee Ciidamada Kenya iyo Maraykanka

Posted on January 5, 2020January 5, 2020 by News Office

Xafiiska Warfaafinta ururka Al-shabaab, ayaa qoraal uu soo saaray oo ku qoran luuqadaha Englisha-ka iyo Carabiga, waxa uu faahfaahin uga… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday gudaha Kenya

Posted on January 5, 2020January 5, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus  ku ekeeyay Saldhig ay Ciidamada  Kenya ku leeyihiin degaanka Manda Bay ee gobolka Lamu.… Sii akhri

Axmed Madoobe oo Garoowe ku soo wajahan

Posted on January 4, 2020January 4, 2020 by News Office

Ilo’ xog-ogaal ah ayaa Warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan uu todobaadkan socdaal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close