Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Hirshabeelle oo ku dhawaaqay hawlgal culus oo ka dhana Al-shabaab

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa kulan uu shir gudoomiyay oo ay yeesheen Wasiirada Maamulkaas… Sii akhri

Posted on March 9, 2020March 9, 2020 by News Office

Beesha Caalamka oo ku baaqday in wada-hadal lagu dhammeeyo Khilaafka dowladda Federaalka iyo Jubaland

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Dalalka iyo Ururada ku bahoobay Beesha Caalamka, ayaa Walaac xooggan ka muujiyay Xiisadda Colaadeed ee u dhexaysa Ciidamada dowladda Federaalka… Sii akhri

Guddi dhan oo sixi waayay Taariikhda la ansixiyay Dastuurka Puntland!!

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

7-February 2020, Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa iclaamiyay Shirka Wada-tashiga Puntland oo sida qorshaysan la qaban doono 15-ka… Sii akhri

Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo Garoowe laga xusay

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Arrimaha Qoyska dowladda Puntland, ayaa maanta oo Axad ah caasimadda Garoowe ku qabatay, Munaasabadda xuska maalinta… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland  Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safar ugu maqnaa dalalka Turkey iyo Germany ayaa maanta Wadanka dib… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Kenya oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga dalka Kenya Fred Matiang’i ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay nin lagu helay Shabaabnimo

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya,  ayaa saaka  8-sannadood oo xabsi ciidan ah ku ridday,  eedaysane Muuse Maxamed  Axmed, oo… Sii akhri

Swan oo ka digay isticmaalka Kalmad uu sheegay in lagu liido Haweenka Soomaaliyeed

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, ayaa Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka… Sii akhri

Puntland oo doomaha Kalluumeysiga Shisheeye hakisay marka laga reebo Boosaaso

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa go’aamisay in laga bilaabo maanta oo ku beegan 8-da Maarso 2020 si ku meel gaar ah loo… Sii akhri

Al-shabaab iyo Ciidamada dowladda oo ku dagaallamay Shabeellada dhexe

Posted on March 8, 2020March 8, 2020 by News Office

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xalay Ciidamo ka tirsan Milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ku dhexmaray… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close