Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka caafimaadka dalka Ingiriiska oo laga helay xanuunka Karoona feyrus

Wasiirka caafimaadka ee dalka Ingiriiska, Nadine Dorries ayaa sheegtay in laga helay xanuunka karoona, cudurkaasi oo haatan laga daweynayo. Ms.… Sii akhri

Posted on March 11, 2020March 11, 2020 by News Office

Duqeymo xooggan oo lala beegsaday xarumihii Al-shabaab ee gobolka Jubada dhexe

Posted on March 11, 2020March 11, 2020 by News Office

Ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaanaya Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeeyay Xarumo Al-Shabaab kulahaayeen degmooyinka Jilib, Bu’aale,… Sii akhri

Al-shabaab oo la sheegay in ay khaarajiyeen xubno ka tirsan Saraakiishooda

Posted on March 11, 2020March 11, 2020 by News Office

Qoraal kooban oo lagu daabacay bogga twitter-ka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu wehliyo madaxwyne Ku-xeenka Axmed Cilmi Cismaan, ayaa maanta oo Taalado ah kulan… Sii akhri

Madaxwaynaha Shiinaha oo booqasho ku tagay magaalada Wuhan ee gobolka Hubei

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa maanta markii ugu horreysay tagay magaalada Wuhan  ee gobolka hubei  oo  ah halki uu… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre oo xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee Baraawe

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha  magaalada Baraawe oo dhismihiisa la… Sii akhri

Dalal ka tirsan Yurub oo ogolaaday Carruurta Qaxootiga ee ku xaniban Giriiga

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Shan dal oo ka mid ah dalalka Yurub ayaa si rasmi u ogolaaday in ay qaadi doonaan oo magangelyo siin… Sii akhri

Aqalka Cad oo xaqiijiyay in Madaxweyne Trump aan weli laga baarin Coronavirus

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa Isniintii sheegay in madaxweyne Donald Trump aan laga baarin cudurka Coronavirus, inkasta looga cabsi qabo… Sii akhri

Askari wiil yar kubad ku dilay oo dil toogasho lagu xukumay

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa saaka oo Talaado ah dil ku xukuntay dable ka tirsanaa ciidanka Militariga dowladda… Sii akhri

Dowladda Soomaliya iyo Maraykanka oo ka hadlay duqeyn ka dhacday Jannaale

Posted on March 10, 2020March 10, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn dhinaca Cirka oo saacadihii lasoo dhaafay laga fuliyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close