Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo qaabilay Ergayga Qaramada Midoobay

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay Ergayga Gaarka ah ee… Sii akhri

Posted on March 18, 2020March 18, 2020 by News Office

Taliska Booliska Soomaaliya oo xiraya Waaxda Faraha ee CID-DA

Posted on March 18, 2020March 18, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqey in la xirayo Waaxda Faraha ee Xarunta Hay’adda dambi baarista ee CID-DA sababo… Sii akhri

Puntland oo Walaac ka muujisay Ciidamada loo tababarayo dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on March 18, 2020March 18, 2020 by News Office

Dowladda Puntland ayaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedaysay, in ay dhisayso ciidamo hal dhinac ka raran oo aan isu’ dheelli… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo saaka u ambabaxay dalka Ethiopia

Posted on March 18, 2020March 18, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in la xiro dhammaan Goobaha Waxbarashada dalka

Posted on March 18, 2020March 18, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay 5 Milyan oo Doollarka mareykanka ah… Sii akhri

Soomaaliya oo 5 Malyan oo Dollar u qoondaysay La tacaalidda Coronavirus

Posted on March 18, 2020March 18, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Finish ayaa xalay kormeer… Sii akhri

Shirka Garoowe oo sharciyeeyay in Puntland ka go’do Soomaaliya

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Qodob kamid ah War-murtiyeedka ka soo baxay Shirka Wada-tashiga Puntland ee Garoowe ka qabsoomay, ayaa lagu go’aamiyay in Xukuumadda Puntland… Sii akhri

Puntland oo Shir Wada-tashiya ku casuntay saamileyda siyaasadda Soomaaliya

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland, ayaa saamileyda siyaasadda dalka ku casuntay, Shir weyne looga tashanayo xaaladda Siyaasadeed ee dalka, gaar ahaanna khilaafka ka… Sii akhri

Puntland oo ku dhawaaqday Shir ku saabsan soo celinta dhulka maqan ee Puntland

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Wada-tashiga Puntland, oo Galabta lagu soo geba-gabeeyay magaalada Garoowe, ayaa lagu go’aamiyay in la qabto… Sii akhri

Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Garoowe

Posted on March 17, 2020March 17, 2020 by News Office

Shirka Wada-tashiga Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 11… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close