Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Puntland oo Boosaaso ku qabtay shakhsiyaad lagu tuhmayo Al-shabaab iyo Daacish

Ciidanka Amniga dowladda Puntland ee loo yaqaanno PSF, ayaa maanta oo Isniin ah shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen, shakhsiyaad… Sii akhri

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo dhex-dhexaadin u fidisay dalalka Masar iyo Ethiopia

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay go’aan dhexdhexaadnimo ah ka qaatay, khilaafka u dhexeeya dalalka Ethiopia iyo Masar, ee ku… Sii akhri

Malayshiyaadka Al-shabaab oo sheegtay dilkii marxuum Mukhtaar Tinle

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by News Office

Malayshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab, ayaa sheegtay dilkii xalay magaalada Gaalkacyo loogu gaystay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Mukhtaar Axmed… Sii akhri

Puntland: Xildhibaan lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Posted on March 23, 2020March 23, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur, oo wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay dil… Sii akhri

Puntland oo si adag uga jawaabta hadal ka soo yeeray guddiga doorashooyinka Soomaaliya

Posted on March 22, 2020March 22, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladdq Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo qoraal kooban soo saaray, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray… Sii akhri

Wadarta guud ee dadka uu ku dhacay Coronavirus oo la shaaciyay

Posted on March 22, 2020March 22, 2020 by News Office

Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Coronavirus ee dunida oo dhan, ayaa maanta oo Axad ah gaartay 300, 000 kun… Sii akhri

dowladda Soomaaliya oo sheegtay in tallaabo adag laga qaadayo Ganacsatada qaaliyeysa Maciishadda

Posted on March 22, 2020March 22, 2020 by News Office

Taliyaha Hoggaanka ilaalinta Canshuuraha iyo dhaqaalaha Ciidanka Booliska Soomaaliya dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah ka digay in… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo faahfaahin ka bixiyay sababta loo fulin waayay Heshiiskii DP World?

Posted on March 22, 2020March 22, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka SAAB, ayaa faahfaahin ka bixiyay caqabadaha keenay, in… Sii akhri

Gen Dirir: waxaan qabannay madaxii Sirdoonka Al-shabaab ee Shabeellada hoose

Posted on March 22, 2020March 22, 2020 by News Office

Ciidamada Militariga dowladda Soomaaliya ayaa laga soo xigtay in ay gacanta ku dhigeen madaxii Sirdoonka Al-shabaab ee gobolka Shabeellada hoose.… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in si dhakhso ah dib loogu bilaabi doono dhismaha wadada Garowe iyo Gaalkacyo

Posted on March 22, 2020March 22, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo wax laga weydiiyay halka uu ku dambeeyay mashruucii dhismaha wadada Garoowe iyo Gaalkacyo, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close