Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Maxamuud Macallin waa shakhsi musuq maasuq badan oo Gargaarkii Siyaasadeeyay

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa si adag ugu jawaabtay guddoomiyaha hay’adda Gargaarka iyo Maareynta… Sii akhri

Posted on August 31, 2025 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay maxkamad saarayso dad ku eedaysan cay, been-abuur iyo kicin bulsho

Posted on August 31, 2025 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo Waraxaafadeed soo saartay ayaa shaacisay in ay gacanta ku hayso gal-dacwadeed ka dhan ah shakhdiyaad ku eedaysan… Sii akhri

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis is afgarad oo ku dhisan Iskaashi siyaasadeed

Posted on August 31, 2025 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa xarunta Wasaaradda arrimaha ee Magaalada Muqdisho Shir kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibada… Sii akhri

Firdhiye iyo Abwaan oo loo doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Waqooyi Bari

Posted on August 30, 2025 by News Office

Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa loo doortay, Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye, Halka Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi loo… Sii akhri

Gen. Axmed Cabdullaahi: Puntland keligeed baa burburisay Argagixiso Caalami ah oo horay 80 waddan isu bahaysteen

Posted on August 30, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo helaya taageero aad u xaddidan oo caalami ah ayaa si weyn u wiiqay awooddii Argagixisada… Sii akhri

Doorashada Madaxtinimada Maamulka Waqooyi Bari oo lagu wado in ay qabsoonto maanta oo Sabti ah

Posted on August 30, 2025 by News Office

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka la baxay Waqooyi Bari ee laga dhisay magaalada Laascaanood ayaa lagu wadaa in… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo Daacish ka qabtay agab casri ah oo loo isticmaalo macdan baaris

Posted on August 29, 2025 by News Office

Saraakiil ka tirsan Hawlgalka Calmiskaad ayaa xaqiijiyay in ciidamada difaaca Puntland in ay heleen agab loo isticmaalo macdan baaris, oo… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo mamnuucday jillaabashada, iibinta iyo dhoofinta Aargoosatada

Posted on August 28, 2025 by News Office

Xukuumadda Puntland oo go’aan rasmi ah soo saartay ayaa dhammaan kalluumeysada ka mamnuucday jillaabashada, iibinta iyo dhoofinta Aargoosatada, si loo… Sii akhri

Puntland: Rag hubaysan oo xoog ku qabsaday waddo muhiim ah oo ku taalla magaalada Gaalkacyo

Posted on August 28, 2025 by News Office

Mileeshiyaad hubaysan oo wata gaadiid dagaal ayaa saaka qabsaday wadada u dhexaysa Amal Banka iyo saldhiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo soo bandhigay keydkii hubka Daacish oo ay gacanta ku dhigeen ciidanku

Posted on August 28, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka soo bandhigay keyd dhan oo hubka noocyadiisa kala duwan ah, kuwaasi oo ku qarsoona godad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close