Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Amar ka soo baxay Puntland si looga hortago COVID-19 oo dhaqan-geli waayay

Culimaa’udiinka maamula masaajidda ku yaalla degaannada Puntland, ayaan maanta oo jimce ah u hoggaansamin, dhaqan-gelinta amar ka soo baxay dowladda… Sii akhri

Posted on April 17, 2020April 17, 2020 by News Office

Sarkaal ku dhintay is-rasaasayn dhexmartay Daraawiishta Puntland iyo askar loo qabtay

Posted on April 17, 2020April 17, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal, ayaa sheegaya in maanta oo Jimce ah nawaaxiga degmadaasi is-rasaasayn kooban ku… Sii akhri

Hirshabeelle oo joojisay dhammaan duullimaadyada Rayidka ah

Posted on April 17, 2020April 17, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Hirshabelle, ayaa shaaciyay in ay  hakiyeen dhammaan duulimaadyada Rayidka ah, ee tegi jiray magaalooyinka maamulkaas Hirshabeelle. Qoraal ka… Sii akhri

Soomaaliya oo codsatay in kaalmada la siiyo loo wareejiyo la tacaalidda xanuunka COVID-19

Posted on April 17, 2020April 17, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo xalay ka hadlay wacyi-gelinta COVID-19 iyo sida looga badbaadi karo, ayaa… Sii akhri

Dekedda Muqdisho oo lagu buufiyay Jeermis-dile ka hortaga xanuunka COVID-19

Posted on April 17, 2020April 17, 2020 by News Office

Shirkadda Albeyrak, ee laga leeyahay waddanka Turkiga oo gacanta ku haysa Maamulka dekedda weyn ee Muqdisho, ayaa dekedda ku buufisay… Sii akhri

Maxaa ka jira in COVID-19 dartiis dib loogu dhigayo doorashada madaxtinimada Soomaaliya?

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by News Office

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar ay saxaafadda tebisay oo sheegaya in guddigaasi qorshaynayo in… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo joojiyay Macdantii laga dhoofin jiray gudaha Puntland

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by News Office

Diktreeto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gebi ahaanba lagu joojiyay dhoofinta Birta, Maarta iyo Macdanta… Sii akhri

Al-shabaab oo dil-wadareed ka fulisay degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa Arbacadii Shalay Dil-wadareed ku fulisay, lix nin oo ay ku eedaysay in ay basaasiin u ahaayeen dowladda… Sii akhri

Bandow xalay ka dhaqan-galay magaalada Muqdisho

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by News Office

Taliyaha Booliiska dowladda Federaalka SoomaaliyaJeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu magaalada Muqdisho ka dhaqan-galay,… Sii akhri

Puntland oo diyaarinaysa Haamaha Oxygen-ta keydiya si loola tacaalo COVID-19

Posted on April 15, 2020April 15, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay in ay bilowday qorshe lagu diyaarinayo Haamaha keydiya Oxygen-ta si loo helo Oxygen ku filan Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close