Warar is-khilaafsan oo laga werinayo xaaladda caafimaad ee Kim Jong Un
Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil dowladeed ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un… Sii akhri
Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil dowladeed ayaa sheegaya in hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong Un… Sii akhri
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa si adag uga jawaabay codsi… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo xalay warbixin horleh ka soo saartay Xanuunka Covid 19, ayaa shaacisay kiisaskii ugu badnaa… Sii akhri
Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay olole degmooyinka gobolka looga buufinayo xanuunka COVID-19 oo kiisas badan laga helay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha… Sii akhri
Barlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa muddo kordhin hal sano ah u sameeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen. Ajendaha… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Shibis C/raxmaan Sayid Cali sabab… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay shaacisay in bukaanno horleh oo ku sugan magaalada Muqdisho laga helay xanuunka Coronavirus. Qoraal kasoo… Sii akhri
Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Covid-19, ee uu sababay Viruska Corona, ayaa kor u dhaaftay 2,320,456 milyan adduunka oo dhan. Xanuunkaas… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo shir guddoomiyay kulan ay ka qeyb galeen guddoomiyaasha guddiyada ka hortagga… Sii akhri
Waxa saaka deggan xaaladda degaanka Fadhigaab oo ka tirsan Gobolka Sanaag halkaasi oo ay shalay ku dagaallameen laba malayshiya-beeleed. Dagaalka… Sii akhri