Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Warbixin: Saddex Baahiyood oo ka dhashay Fatahaaddii Qardho

Duqa Degmada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar Cabdi Siciid Cismaan, ayaa warbixin dhammaystiran ka soo saaray, Khasaaraha ka dhashay Daadadkii… Sii akhri

Posted on June 1, 2020June 1, 2020 by News Office

Wararkii u dambeeyay dhex-dhexaadinta Deni iyo Karaash

Posted on June 1, 2020June 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo isimada dhex-dhexaadinaya isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka… Sii akhri

Somaliland oo dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadda degaanka Tukaraq

Posted on June 1, 2020June 1, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay halkaasi dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka… Sii akhri

Kulankii Madaxweyne Deni iyo Isimada oo baaqday

Posted on May 31, 2020May 31, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta xarunta Baarlamaanka kula ballansanaa Isimada iyo Guddoonka Golaha Wakiilada ayaa kulankaasi ka cudur-daartay.… Sii akhri

Xisbiga Wadajir oo taageeray hadal ka soo yeeray Ra’iisul wasaare Khayre

Posted on May 31, 2020May 31, 2020 by News Office

Xisbiga Wadajir, ee uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo dhoweeyey hadalkii Ra’iisul wasaare Khayre, oo muujiyay in ay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo saaka la kulmaya Isimadii dhex-dhexaadinta waday

Posted on May 31, 2020May 31, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida qorshaysan saaka oo Axad ah la kulmaya qaar kamid ah Isimada Dhaqanka… Sii akhri

Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin ku eedaysnaa Tafaaful

Posted on May 31, 2020May 31, 2020 by News Office

Maxkamad ay leeyihiin malayshiyaadka Al-shabaab oo ka dhisan gobolka Shabeellada hoose ayaa laga soo xigtay in ay xukun dil ah… Sii akhri

Dab ka kacay xarunta shirkadda SOMTEL ee Boosaaso

Posted on May 31, 2020May 31, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegaya in saaka aroortii hore uu dab ka kacay, xarunta… Sii akhri

Gabdho Soomaaliyeed oo ku dayacnaa Sacuudiga oo dalka lagu soo celiyay

Posted on May 31, 2020May 31, 2020 by News Office

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa waddanka Sacuudi Carabiya ayaa gelinkii dambe ee Shalay dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho sida laga… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo amray in gurmad caafimaad la gaarsiiyo gobollada dalka

Posted on May 31, 2020May 31, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close