Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kooxda Xisbullah oo si rasmi ah u xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Xasan Nasrallah

Kooxda Xisbullah ayaa maanta oo Sabti ah xaqiijisay in Hogaamiyehoodii Xassan Nasrallah la dilay, waxaana warkani xaqiijinta ah uu yimid… Sii akhri

Posted on September 28, 2024 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo mooshin ka gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Axmed Macallin Fiqi

Posted on September 28, 2024 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi.… Sii akhri

Dowladda Israa’iil oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyihii Xisbullah

Posted on September 28, 2024September 28, 2024 by News Office

Dowladda Israa’iil ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay hawlgalkii ay ku beegsadeen ku dileen hoggaamiyaha mileeshiyaadka Xisbullah… Sii akhri

Maraykanka oo shaaciyay in uu Ciidamadiisa kala baxayo dalka Ciraaq

Posted on September 28, 2024September 28, 2024 by News Office

Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen dowladaha Mareykanka iyo Ciraaq ayay ku xaqiijiyeen, in howlgalka ay Isbaheysiga… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo duqayn xooggan ku beegsaday Hoggaamiyaha Kooxda Xisbullah

Posted on September 28, 2024September 28, 2024 by News Office

Millitariga Israa’iil ayaa sheegay in ay xalay madaafiic xiriir ahaa ku garaaceen xarumaha uu ururka Xisbullah ku leeyahay magaalada Beyrut,… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey oo ka wada-hadlay Mustaqbalka Xafiiska UNSOM

Posted on September 27, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, Antonio Guterres ayaa Maanta Shir ku… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maraykanka oo shir ku yeeshay magaalada New York

Posted on September 27, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan Shir la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka, Mudane… Sii akhri

Booliska Puntland oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan burcaddii qabsaday markabkii MV Abdalla

Posted on September 27, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan burcad-badeeddii qabsaday markabkii MV Abdalla ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha dalka Suudaan oo Shir ku yeeshay magaalada New York

Posted on September 27, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suudaan Abdel-Fattah Al-Burhan… Sii akhri

Kooxda Xuutiyiinta Yemen oo xalay weeraray caasimadda Israa’iil

Posted on September 27, 2024September 27, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa xilli danbe oo xalay ku weerarray Tel Aviv gantaal nooca ballistic-ga ah. Wararka ayaa sheegaya in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close