Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta ka doodaya Xaqiijinyta Qoondada Haweenka

Mudanayaasha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay fadhigoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha… Sii akhri

Posted on June 20, 2020June 20, 2020 by News Office

Puntland: Dadka muddaharaadka ka abaabulaya Boosaaso waxay lamid yihiin kuwa is qarxiya

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan), oo Caawa wareysi gaar ah siiyay Puntland Post, ayaa ka warbixiyay hannaanka loo… Sii akhri

Muuse Biixi oo faahfaahiyay Wada-hadalkii dowladda Federaalka iyo Somaliland

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayey ee ka qayb-galay wada-hadalladii u dhexeeyay dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa… Sii akhri

Booliiska Soomaaliya oo sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by News Office

Afhayeenka Ciidanka Boliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Dhamme Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal  maalmihii… Sii akhri

Ajandaha Baarlamanka Puntland lagu daray Qodob la xiriira Amniga Golaha

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by News Office

Kalfadhiga Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, Fadhigiisa 4-aad oo qabsoomay Maanta oo Khamiis ah, ayaa lagu ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 46-aad oo… Sii akhri

Maxaabiis ku xirnaa waddanka Cummaan oo maanta dib loogu soo celiyay Boosaaso

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by News Office

13 maxbuus oo laga soo daayay xabsiyada waddanka Cummaan ayaa maanta oo Khamiis ah dib loogu soo celiyay magaalada Boosaaso… Sii akhri

Safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya oo saaka gaaray kismaayo

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by News Office

Safiika dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya Xasan Xamza ayaa saaka gaaray  magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah  ee… Sii akhri

Puntland oo qaaddacday Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada

Posted on June 18, 2020June 18, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in aysan ka qayb-geli doonin Shirka uu Madaxweyne Farmaajo ku casumay Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka iyo… Sii akhri

Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya oo loo qeybiyay Xeerarka Dhammaystirka Doorashooyinka

Posted on June 17, 2020June 17, 2020 by News Office

Guddiga Diyaarinta xeerarka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka Federaalka ayaa Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay xeerarka dhameystirka Doorashooyinka oo… Sii akhri

Militariga Soomaaliya oo la sheegay in ay la wareegeen Degaanno ka tirsan Ceelbuur

Posted on June 17, 2020June 17, 2020 by News Office

Ciidamada Militariga iyo Nabad Sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay hawlgal qorshaysan kula wareegeen Degaanka lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close