Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Jubaland oo shaacisay in ay been abuur yihiin Xeerarka loo gudbiyay Golaha Shacabka

Dowlad Goboleedka Jubaland, oo tixraacaysa Warqaddii Shalay ka soo baxday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in… Sii akhri

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Puntland oo qaaddacday Xeerarka loo gudbiyay Golaha Shacabka Soomaaliya

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u qaadacday Xeerarka doorashooyinka ee horyaala Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ay walaac… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada

Posted on June 25, 2020June 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo… Sii akhri

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ka horyimid Xeer ay meel-mariyeen Golaha Shacabka

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare e Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka horyimid xeerar dhowaan ay meelmariyeen xildhibaanada Golaha Shacabka isaga oo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladda Puntland-ba ayaa ka tacsiyeeyey… Sii akhri

Taliyihii hore ee Daraawiishta Puntland oo geeriyooday

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by News Office

Taliyihii hore ee Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheekh Cusman Axmed oo ku magac dheeraa (Cali Baadiye) ayaa saaka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo isku beddelay Taliyaashii Ciidamada Dhulka iyo Badda

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isku beddelay Taliyaha Ciidanka Badda iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidamada Militariga… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya kula safatay Khilaafka Webiga Niilka

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa diiday in ay taageerto qaraar ka soo baxay Jaamacadda Carabta, kaas lagu xoojinayay mowqifka Masar ee… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo war ka soo saartay Qaraxii ka dhacay Xerada TURKSOM ee Muqdisho

Posted on June 24, 2020June 24, 2020 by News Office

Dowladda Turkiga ayaa War kasoo saartay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Akadeemiyada Tababarka Ciidamada Turksom ee Magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Soomaaliya oo soddon sano kadib bilaabaysa bixinta Leysinka Diyaaradaha

Posted on June 23, 2020June 23, 2020 by News Office

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salad (Oomaar) ayaa sheegay in la dhameytiray sharciga hay’adda duulista… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close