Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland oo sharci-darro ku tilmaamay maxaabiista Burcadnimada ugu xiran Xabsiyada Puntland

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland Maxamuud Xassan Aw Cismaan ayaa Sabtidii Shalay Golaha Wakiilada Puntland Warbixin ka siiyay Xaaladda… Sii akhri

Posted on July 26, 2020July 26, 2020 by News Office

Xiisad Colaadeed oo ka aloosan Degaanka Adhicaddeeye ee Gobolka Sool

Posted on July 26, 2020July 26, 2020 by News Office

Xiisad Colaadeed ayaa weli ka aloosan Degaanka Adhicaddeeye ee Gobolka Sool halkaas oo Gelinkii dambe ee Shalay dagaal ku dhexmaray… Sii akhri

Maraykanka oo walaac xooggan ka muujiyay Xilka qaadistii Ra’iisul wasaare Khayre

Posted on July 26, 2020July 26, 2020 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay Tallaabadii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Shacabka ay Kalsoonidii ugala noqdeen Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Khayre oo sheegay in xilka looga qaaday si mudda kororsi loo sameeyo

Posted on July 26, 2020July 26, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre oo Caawa ka hadlay xilka qaadistii ay ku sameeyeen Golaha Shacabka ayaa sheegay in aan… Sii akhri

Ku simaha Ra’iisul wasaaraha oo magacaabay Xoghayaha Joogtada Xafiiskiisa

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by News Office

Ku simaha Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa si ku meel gaar ah u magacaabay Xoghayaha… Sii akhri

Dagaal beeleed ka dhacay degaanka Adhicaddeeye ee Gobolka Sool

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Degaanka Adhicaddeeye oo qiyaastii 30KM dhanka waqooyi kaga beegan Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa ku… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dib ugu laabtay Gaalkacyo

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Socdaal dhulka ah kaga soo baxay Magaalada Dhuusamareeb ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Gaalkacyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo aqblay Go’aankii lagu riday Xukuumadda Khayre

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo, ayaa sheegay in ay soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka… Sii akhri

Mursal oo sharraxay sababta loo riday Xukuumaddii Khayre

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay arrimaha keenay in… Sii akhri

Golaha Shacabka oo la sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Xukuumadda Khayre

Posted on July 25, 2020July 25, 2020 by News Office

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in haatan Kalsoonida kala laabteen Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul wasaare Xassan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close