Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay 50 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay hawlgal qorshaysan ku dishay ku dhawaad 50 xubnood oo ka tirsan mileeshiyaadka Al-shabaab. Warsaxaafadeed… Sii akhri

Posted on October 5, 2024October 5, 2024 by News Office

Shir xalay dhexmaray Madaxda dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jubaland oo fashil ku dhammaaday

Posted on October 5, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa xalay Shir gaar ah la yeeshay… Sii akhri

Mareykanka oo duqayma culus ku garaacay bartilmaameedyo ku yaalla dalka Yemen

Posted on October 5, 2024 by News Office

Millatariga Mareykanka ayaa sheegay in ay duqeymo cirka ah ku garaaceen bartilmaameedyo ay Xuutiyiinta Yemen ku leeyihiin magaalooyinka Sancaa iyo… Sii akhri

Israa’iil oo shaacisay in ay duqeysay xaruntii Sirdoonka Xisbullah ee magaalada Beyrut

Posted on October 5, 2024October 5, 2024 by News Office

Israa’il ayaa shaacisay in ay duqeysay xarunta sirdoonka Xisbullah ay ku leedahay magaalada Beyrut, weerarkaas oo ay sheegtay in ay… Sii akhri

Khamenei oo sheegay in Iran iyo Xulafadooda aysan ka waaban doonin dagaalka Israel

Posted on October 4, 2024 by News Office

Hoggaamiyaha sare ee Iran ayaa khudbad naadir ah, oo uu jeediyey Jimcaha maanta, ku sheegay in xulufadiisa gobolka ay sii… Sii akhri

Shirkii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada uga socday Muqdisho oo burbur qarka u saaran

Posted on October 4, 2024 by News Office

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in weli la isku mari la’ yahay Shirka magaalada Muqdisho uga socda madaxda dowladda… Sii akhri

Xisbiga Himilo Qaran oo mudda kororsi uga digay Madaxda ku shirsan Villa Somalia

Posted on October 4, 2024 by News Office

Shir deg deg ah oo ay yeesheen xubnaha Xisbiga Himilo Qaran oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh… Sii akhri

Dalal ay ku jiraan Maraykanka iyo Ingiriiska oo sheegay in Madax-bannaanida Soomaaliya lama taabtaan tahay

Posted on October 4, 2024October 4, 2024 by News Office

Magaalada Washington waxaa Kulan ku yeeshay wadamada la baxay shanta ee ka caawiya dowladda Soomaaliya arimaha amniga iyo tababarrada ciidamada.… Sii akhri

Turkiga oo bishan October Shidaal Sahmin ka bilaabaya Xeebaha Soomaaliya

Posted on October 3, 2024October 3, 2024 by News Office

Markab qaabilsan sahminta dhulka oo laga leeyahay Turkiga ayaa la qorsheynayaa in uu xeebaha Soomaaliya soo gaaro dhammaadka October, si… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo Taliska sare ee EUNAVFOR oo Shir ku yeelanaya Markab dushiis

Posted on October 3, 2024October 3, 2024 by News Office

Dowladda Puntland iyo Taliska ugu sarreeya Ciidamada Badda Midowga Yurub (EUNAVFOR) ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa la filayaa in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close