Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo warbixin ka dhegaystay Guddiyadda Joogtada ah ee Barlamaanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa shir gudoomiyay kulankii kowaad ee Guddiyada Joogtada ah ee Baarlamaanka Galmudug.… Sii akhri

Posted on August 25, 2020August 25, 2020 by News Office

Dowladda Turkiga oo gaadiid dagaal ku wareejisay Soomaaliya

Posted on August 25, 2020August 25, 2020 by News Office

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Talaado ah Dowladda Turkiga kala wareegtay gaadiid dagaal oo loogu tala-galay Ciidamada… Sii akhri

Ciidamada PSF oo weriye ku xirtay Xaruntooda Boosaaso

Posted on August 25, 2020August 25, 2020 by News Office

Ciidamada Amniga Puntland ee loo yaqaan PSF ayaa xaruntooda Magaalada Boosaaso ku xiray weriye Cabdiraxmaan Cabdi Maxamed (Xudayfi) oo ka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka Puntland

Posted on August 25, 2020August 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland. Qoraal ka soo… Sii akhri

Galmudug oo ku dhawaaqday Hawlgal ka dhan ah Al-shabaab

Posted on August 25, 2020August 25, 2020 by News Office

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in ay dhowaan qaadi doonaan Hawlgal Ciidan oo Al-shabaab loog saari doono Dhulka ay kaga… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo Garoowe lagu soo dhoweeyay

Posted on August 24, 2020August 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo Isniin ah soo gaaray Magaalada Garoowe… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Kulan la qaatay Ururada Siyaasadda iyo Bulshada Rayidka Puntland

Posted on August 24, 2020August 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xalay kulan la qaatay Ururada Bulshada, Madaxda Ururada Siyaasadda, Aqoonyahanada iyo Waxgaradka Puntland.… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo ku wajahan Garoowe

Posted on August 24, 2020August 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Maanta oo Isniin ah ku soo wajahan Magaalada Garoowe ee… Sii akhri

Xisbiga Hayaan oo soo bandhigay Mowqifkiisa Shirkii Dhuusamareeb 3

Posted on August 23, 2020August 24, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Xisbiga Hayaan ee Heer Federaal, ahna Musharrax u taagan Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ,Cabdixabiib Yaasiin warsame, oo Maanta Shir jaraa’id… Sii akhri

Shirka Amniga Gobolka Bari oo Qodoba laga soo saaray

Posted on August 23, 2020August 23, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Bari ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabad Galyada Gobolka mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta waxa uu shir Guddoomiyay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close