Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wakhtiga joogitaanka UNSOM ee Soomaaliya oo dib u cusboonayn lagu sameeyay

Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ayaa Jimcihii Shalay dib u cusboonaysiiyay Wakhtiga Hawlgalka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee  UNSOM oo… Sii akhri

Posted on August 29, 2020August 29, 2020 by News Office

Dagaal xooggan oo ka dhacay Baar-sanguuni

Posted on August 29, 2020August 29, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubada Hoose, ayaa ku warramaya in halkaasi uu saaka ka dhacay dagaal u… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo magacaabay Guddiga soo xulidda Baarlamanka Hirshabeelle

Posted on August 29, 2020August 29, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa Xalay magacaabay Guddiga Farsamada soo xulidda Xildhibaannada Baarlamanka labaad ee Hirshabeelle. Guddiga… Sii akhri

Aweys oo Maraykanka ugu baaqay in uu raali-gelin iyo magdhow ka bixiyo hogaamiye uu ka dilay Al-shabaab

Posted on August 28, 2020August 28, 2020 by News Office

Xasan Daahir Aweys, oo u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay dilka hoggaamiye ka tirsan Al-shabaab ,… Sii akhri

Kal-fadhiga labaad ee Baarlamanka Galmudug oo si rasmiya u furmay

Posted on August 28, 2020August 28, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xalay si rasmiya Magaalada Dhuusamareeb uga furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Wakiillada… Sii akhri

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Ololaha Xoojinta Ka Hortagga COVID-19

Posted on August 28, 2020August 28, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Bananadir, ahna duqa Muqdish Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), ayaa daah furay ololaha ka feejignaanta Xanuunka COVID-19. Ololahaan oo… Sii akhri

Dowlad Goboleedyada taageersan Villa Somalia oo soo dhoweeyay Shirkii Puntland iyo Jubbaland

Posted on August 27, 2020August 28, 2020 by News Office

Madaxweynayaasha Saddexda Dowlad Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, oo Shir ku yeeshay Khadka Taleefonka, ayaa soo dhoweeyay Go’aannadii… Sii akhri

Deni oo sheegay in hal ujeeddo loo qabtay Shirkii Garoowe

Posted on August 27, 2020August 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo hadal kooban jeediyay, kadib markii uu soo dhammaaday Shirkii Puntland iyo Jubaland uga… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka digay in Qalalaase Siyaasadeed ka dhaco Soomaaliya

Posted on August 27, 2020August 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, oo Warbaahinta la hadlay kadib Shirkii Garoowe ugu soo dhammaaday Puntland iyo Jubaland,… Sii akhri

War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Madaxda Puntland iyo Jubaland

Posted on August 27, 2020August 27, 2020 by News Office

War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Madaxda Puntland iyo Jubaland uga socday Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa lagu shaaciyay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close