Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo casriyaysay xaashidda Dhaawac Muujinta

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, ayaa dib u casriyayn ku sameeyay Xaashidda Dhaqtarka ee Dhaawac Muujinta, taaso xoojinaysa  Danbi-oogista, Danbi… Sii akhri

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka oo Muqdisho ka furmay

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa haatan ka furmay Xarunta… Sii akhri

Nabad-sugidda Jubaland oo fashiliyay Qaraxyo lagu aasay gudaha Kismaayo

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Ciidanka Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa sheegay in ay bumbooyin ka soo saareen dhul bacaad ah oo ku… Sii akhri

Shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka oo Muqdisho ka furmaya

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Saacadaha soo socda, waxa lagu wadaa in uu Magaalada Muqdisho ka furmo, shirka madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada… Sii akhri

Guddoomiyaha Maxkamada Derejada Kowaad ee Gobolka Nugaal oo digniin u jeediyay Suxufiyiinta

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada Kowaad ee Gobolka Nugaal, Sheekh Cabdinuur Jaamac Xuseen, oo hadal kooban Warbaahinta u jeediyay, ayaa Suxufiyiinta uga… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar culus ku qaadday Saldhiga AMISOM ee Duleedka Muqdisho

Posted on September 13, 2020September 13, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa Xalay weerar culus ku qaaday Saldhiga Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin Degaanka Ceelasha… Sii akhri

Garoowe: Rag ku eedaysan in ay dhac u gaysteen Shirkad Ganacsi oo Maxkamad la soo taagay

Posted on September 12, 2020September 12, 2020 by News Office

Maxkamadda Derejada Kowaad ee Gobolka Nugaal, ayaa Maanta oo Sabtiya dhegaysatay Gar-maqalka dacwad ka dhan ah sagaal nin, oo ku… Sii akhri

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka qayb-galay Aaska marxuum Shaafi Raabi

Posted on September 12, 2020September 12, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Gudoomiyahii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha… Sii akhri

Xubno ka tirsan Al-shabaab ku sugan Galgala oo u gudbay dhinaca Somaliland

Posted on September 12, 2020September 12, 2020 by News Office

Warar hoose oo soo baxay, ayaa xaqiijinaya in xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ee ku sugan buuraleyda Galgala ay todobaadkii… Sii akhri

Qoor Qoor oo Nairobi kulan qarsoodiya kula yeeshay Saraakiil ka tirsan Imaaraadka Carabta

Posted on September 12, 2020September 12, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, oo gelinkii dambe ee Shalay safar aan la sii shaacin ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close