Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dhammaan Mas’uuliyiintii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo shaqa joojin lagu sameeyay

Dowladda Puntland ayaa shaqa joojin ku samaysay dhammaan Mas’uuliyiintii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland Guddoomiyaha Maxkamadda… Sii akhri

Posted on October 9, 2024 by News Office

Baarlamaanka Kenya oo xilka xayuubin ku sameeyay Madaxweyne ku xigeenkii dalkaasi

Posted on October 9, 2024October 9, 2024 by News Office

Xildhibaanada Baarlamaanka Kenya ayaa ansixiyay mooshin xilka looga xayuubinayo madaxweyne ku xigeenka Kenya, kaddib doodo maalmo socday. Rigathi Gachagua, madaxwyne… Sii akhri

FBI-da Marykanka oo xirtay nin u dhashay Afgaanistan oo taageersan Daacish

Posted on October 9, 2024October 9, 2024 by News Office

Hay’adda FBI-da Marykanka ayaa sheegtay in ay soo xirtay nin u dhashay dalka Afgaanistaan oo ay saraakiishu sheegeen in uu… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in uu fashilmay mudda kororsi uu raadinayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Posted on October 8, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud uu ka soo xirmay jidkii mudda kororsiga uu raadinayay in uu… Sii akhri

Hormuudkii Bahda Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke oo Maanta Gaalkacyo lagu aasay

Posted on October 8, 2024October 10, 2024 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa Maanta magaalada Gaalkacyo lagu aasay Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke) oo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay hawlgallo ku dishay 59 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on October 8, 2024October 8, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka shaacisay in ay hawlgallo qorshaysan ku dishay 59 xubnood oo ka tirsan mileeshiyaadka Al-shabaab. Warsaxaafadeed… Sii akhri

Dowladda Iran oo Bariga dhexe ka dhisaysa isbahaysi militari oo xooggan

Posted on October 8, 2024 by News Office

Wakaaladda wararka Iran ee Tasnim, ayaa ku warrantay in Baarlamaanka Iran ay diyaarinayaan hinside sharciyeed lagu abuurayo isbahaysi militari oo… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo xalay ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee Sannadka 2025

Posted on October 8, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeeshay kulan deg-deg ah ayaa ansixiyay ku-tala-galka Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2025. Golaha… Sii akhri

Natiijada Rasmiga ah ee doorashadii ka dhacday dalka Tunisia oo la shaaciyay

Posted on October 8, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Tunisia Qays Saciid ayaa si weyn ugu guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Todobaadkani ka dhacday dalkaasi. Kaddib marki uu… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo daah-furtay Shir ku saabsan ka digista halista Fatahaadaha iyo abaaraha

Posted on October 7, 2024 by News Office

Shir socon doona mudda shan cisho ah oo ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo hay’adda Qaramada Midoobay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close