Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo dib loo furay

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay qaaday dhagaxaantii ku xirnaa  bartamaha Muqdisho kuwaas oo ay dhibaato ku qabeen Shacabka Muqdisho. Isgoysyada… Sii akhri

Posted on October 13, 2020October 13, 2020 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliya

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar ayaa Alle… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay dilka marxuum Siciid Maradona

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab, ayaa markii u horraysay war ka soo saaray dil habeen ka hor ka dhacay masaajid ku yaalla xaafadda… Sii akhri

Wasiir Cawad oo kulan gaar ah la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah eeXukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Wakiilka  Qaramada Midoobay… Sii akhri

Kenya oo shuruud ku xirtay in ay Ciidankeeda kala baxdo Soomaaliya

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Wasiirka Difaaca waddanka Kenya, Monica Juma, oo wareysi siisay Wargeyska laga leeyahay dalkaas ee The Nation, ayaa ka warbixisay Arrimaha… Sii akhri

Al-shabaab oo madaafiic ku garaacday saldhiga ay leeyihiin Ciidamada Itoobiya

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku weerareen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku… Sii akhri

Dibad-baxyo rabshado wata oo ka socda Belarus

Posted on October 12, 2020October 12, 2020 by News Office

Booliska rabshadaha ka hortaga waddanka Belarus ayaa dhuumo biyo ah u adeegsaday si ay u kala ceyriyaan dibad-baxayaal diiddan madaxwaynaha… Sii akhri

Shil Khasaare gaystay oo ka dhacay laamiga u dhexeeya Garoowe iyo Dangoroyo

Posted on October 11, 2020October 11, 2020 by News Office

Laba ruux ayaa ku geeriyooday shil gaari oo gelinkii dambe ee Xalay ka dhacay laamiga u dhexeeya Caasimadda Garoowe iyo… Sii akhri

Guddoomiyihii Degmada Afgooye oo xilka laga qaaday

Posted on October 11, 2020October 11, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose,… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed

Posted on October 11, 2020October 11, 2020 by News Office

 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Soomaaliya, oo maalmahan safar shaqo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close