Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo lumiyay Xubinimada Golaha Aqalka Sare

Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Golaha aqalka sare usoo gudbiyay qoraal ku saabsan in… Sii akhri

Posted on October 12, 2024 by News Office

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey oo ansixiyay qaraar ay soo gudbiyeen Soomaaliya iyo Uk

Posted on October 12, 2024 by News Office

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si rasmi ah u ansixiyay qaraar ay si wadajir ah u soo gudbiyeen… Sii akhri

Hay’adda MSF oo lagu khasbay in ay joojiso hawlihii ay ka wadday Daarfur

Posted on October 12, 2024 by News Office

Hay’adda samafalka caafimaadka ee MSF ayaa sheegtay in lagu qasbay in ay joojiso hawlihi caafimaad ee ka wadday xero weyn… Sii akhri

Ciidamada Israa’iil oo duqeeyay saldhig ay Ciidamada UNIFIL ku lee yihiin dalka Lubnaan

Posted on October 12, 2024October 12, 2024 by News Office

Millatariga Lubnaan ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo ka timid Israa’iil lagu dilay laba askari oo ka tirsan millatariga… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo qabsaday kantaroolka waqooyiga Gaalkacyo

Posted on October 10, 2024 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada difaaca Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka qabsaday kantaroolka waqooyiga Gaalkacyo. Ciidamadani oo ku… Sii akhri

Soomaaliya, Masar iyo Eritrea oo dhisaya isbaheysi goboleed millitari oo ka dhan ah Itoobiya

Posted on October 10, 2024 by News Office

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Eritrea iyo Masar ayaa lagu wadaa in ay Shir saddex geesood ah ku yeeshaan magaalada Asmara ee caasimadda… Sii akhri

Shirkadda Diyaaradda Kenya Airways oo joojinaysa duullimaadyadii Muqdisho

Posted on October 10, 2024 by News Office

Shirkada Diyaaradda Kenya Airways ayaa si rasmi ah u shaacisay joojinayso duulimaadyadii Muqdisho laga bilaabo 14ka October 2024. Bayaan ka… Sii akhri

Duufaanta Milton oo ku dhufatay xeebaha gobolka Florida ee dalka Maraykanka

Posted on October 10, 2024 by News Office

Duufaanta loogu magac daray Milton ayaa xalay fiidkii billowday in ay garaacdo xeebaha koofureed gobolka Florida ee dalka Maraykanka. Xarynta… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta safar ugu baxay dalka Eritrea

Posted on October 9, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar ugu baxay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan… Sii akhri

Xizbullah oo maanta gantaalo ku weeraray Israel

Posted on October 9, 2024 by News Office

Dagaal-yahanada Xizbullah ayaa maanta ah gantaallo ku weeraray Israel, ayaga oo sidoo kale sheegay inay fashiliyeen duullaan dhulka ah maalin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close