Magacyada saddex Horjooge oo Kumaandooska DANAB ka qabteen Al-shabaab
Taliska Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen saddex Horjooge oo ka tirsan Al-shabaab. Wakaaladda… Sii akhri
Taliska Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen saddex Horjooge oo ka tirsan Al-shabaab. Wakaaladda… Sii akhri
Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland, ayaa gelinkii dambe ee shalay Boosaaso ku soo dhowaysay 49 Qoys, oo ka soo cararay colaadda… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Michigan ee waddanka Maraykanka Gretchen Whitmer, ayaa shaacisay in la mamnuucey cunnada maqaayadaha lala fariisto, ardada dugsiyada sare… Sii akhri
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku fakaray in uu weeraro goobta ugu weyn ee nukliyeerka Iran isbuucii la soo dhaafay laakiin… Sii akhri
Wareegto kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa isbedel lagu sameeyay… Sii akhri
Maamulka degmada Gumbah oo ka tirsan Gobolka Guardafui ee Puntland, ayaa laga soo xigtay in doonni kalluumeysi ku soo caariday… Sii akhri
Telefishinka dowladda Suuriya, ayaa saaka oo Isniinta ah shaaciyay, geerida Waliid Al-Mucallim, Ra’iisul wasaare ku xigeenkii ahaana Wasiirkii Arrimaha Dibadda… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Qatar ayaa Magaalada Dooxa kulan kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha… Sii akhri
Xildhibaannada Golaha shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah waxa ay kulan ku yeelan doonaan xarunta ku… Sii akhri
Hogaamiyaha Xoogagga Tigreega ee Ethiopia, ayaa maanta xaqiijiyay in ciidamadiisu ay Sabtidii gantaalo ku garaaceen caasimada Eritrea ee Asmara. Hoggaamiye Debretsion… Sii akhri