Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ethiopia oo shaacisay in ay ka adkaatay Xoogagga Tigray ee TPLF

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa si rasmiya u shaaciyay in laga adkaaday Xoogagga TPLF, kadib markii ciidamada dowladda ay… Sii akhri

Posted on November 29, 2020November 29, 2020 by News Office

Kulan gaar ah oo ku saabsan Doorashada 2020/2021 oo xalay ka dhacay Villa Somalia

Posted on November 29, 2020November 29, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed, Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa xalay… Sii akhri

Nin Bam-gacmeed ku tuuray saldhiga ku yaal Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Posted on November 29, 2020November 29, 2020 by News Office

Laamaha Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay gacanta ku dhigay Bam-gacmeed ku tuuray saldhiga degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.… Sii akhri

Dagaal xooggan oo ka dhacay duleedka Cadalle

Posted on November 29, 2020November 29, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in duleedka degmada Cadale uu ka dhacay dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo… Sii akhri

XOG: Khilaaf xooggan oo ka dhex aloosan Axmed Karaash iyo Ismaaciil Maxamed Warsame

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by News Office

Khilaaf xooggan oo la xiriira xulista xildhibaannada heer Federaal ee laga soo doorto Gobolka Sool, ayaa ka dhex aloosan Madaxweyne… Sii akhri

Deni oo la kulmay Safiirka Sweden ee Soomaaliya

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander… Sii akhri

Deni oo la kulmay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Sabti ah Xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wakiilka Haya’adda UNFPA ee… Sii akhri

Maamulka Addis Ababa oo gurmad caafimaad u diray gobolka Tigreega

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by News Office

Maamulka magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya ayaa koox caafimaad oo isugu jira dhaqaatiir iyo shaqaale kale u diray gobalka… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta ka doodaya Heshiiska DP World

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka Puntland, ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Sabtiya dood ka yeeshaan Heshiiska Shirkadda DP World ee Horumarinta… Sii akhri

Milateriga Itoobiya oo sheegay in ay kaabiga u saaran yihiin xarunta Tigray ee Mekelle

Posted on November 28, 2020November 28, 2020 by News Office

Ciidamada Milateriga Itoobiya, ayaa sheegay in ay dhowr jiho weerar culus kaga qaadeen magaalada Mekelle ee xarunta Tigray. Sarkaal ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close