Saraakiil lagu waayay weerarkii Galgaduud oo saaka la helay
Wararka ka imaanaya degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in meydadka lix sarkaal oo ka tirsanaa Milateriga Soomaaliya oo… Sii akhri
Wararka ka imaanaya degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in meydadka lix sarkaal oo ka tirsanaa Milateriga Soomaaliya oo… Sii akhri
Laamaha Amniga magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar, ayaa ku guulaystay in ay baabi’iyaan, goobo si qarsoodiya looga sameeyay duleedka… Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland iyo guddi ka socday Ganacsatada Boosaaso, oo maanta kulan ku yeeshay Rugta Ganacsiga Boosaaso, ayaa… Sii akhri
Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, oo ku guda jiray Kal-fadhiga 47-aad, gaar ahaanna Qodobka La-xisaabtanka Xukuumadda, ayaa mudda Toban maalmood ah la… Sii akhri
Wararka ka imaanaya nawaaxiga xeebta lagu magacaabo Durduri, oo ka tirsan degmada Laasqoray, ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ee saaran… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada heerarkeeda kala duwan, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan… Sii akhri
Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u muddaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8… Sii akhri
Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii xayiraado cusub kusoo rogtay saraakiil Shiinees ah, sababo la xiriira caburinta Hong Kong. Maamulka madaxweyne Trump… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee lagu kordhinayo Bangiga dhexe ee Dowladda. Qoraal laga… Sii akhri
Dhowaan waxa Puntland yimid xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Galmudug, kuwaas oo Puntland ka dalbaday in loo sii daayo Rag ku… Sii akhri