Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Israa’iil oo dhulka ay ka taliso ka ceyrisay hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Kaalmada Falastiiniyiinta

Israa’iil ayaa mamnuucday dhulka ay ka taliso inay ka howlgasho hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan kaalmada Falastiiniyiinta , sida ay… Sii akhri

Posted on October 29, 2024October 29, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabila ergeyga dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika

Posted on October 28, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee dowladda Jarmalka… Sii akhri

Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis maaliyadeed oo lagu tayeynayo Ciidamada Soomaaliya

Posted on October 28, 2024 by News Office

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa Maanta kala saxiixday heshiis iskaashi maaliyadeed oo ku saabsan qalabaynta iyo tababarka Ciidamada XDS. Wasiirka… Sii akhri

Madaxweynaha Masar oo ku baaqay in xabbad-joojin laba maalin ah laga sameeyo marinka Gaza

Posted on October 28, 2024 by News Office

Madaxweynaha Masar Cabdelfatax Al-Sisi ayaa ku dhawaaqay in dalka uu soo jeediyay xabbad joojin laba maalmood ah oo dhexmarta Israa’iil… Sii akhri

Xisbiga haya Talada Japan oo lumiyay Aqlabiyada Baarlamaanka

Posted on October 28, 2024October 28, 2024 by News Office

Xisbiga Liberal Democratic Party ee Ishiba ayaa weli ah xisbiga ugu sarreeya baarlamaanka Japan, lamana filayo isbedel ku yimaada dowladda… Sii akhri

Shirkii Madasha Muqdisho oo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland oo maanta dib u furmay

Posted on October 27, 2024 by News Office

Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran, oo ay ka maqan yihiin Puntland iyo Jubaland ayaa Maanta mar kale u furmay Madaxda dowladda… Sii akhri

Madaxweyne Deni “Dowladda Xasan Sheekh waxay xaraash ku waddaa Hantidii Qaranka ee Muqdisho”

Posted on October 27, 2024October 27, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay mas’uul ka tahay xaraashidda dhulkii danta guud… Sii akhri

Maamulka Hirshabeelle oo si adag u cambeereeyay Khariiradii muranka dhalisay oo ay adeegsatay dowladda Soomaaliya

Posted on October 27, 2024 by News Office

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag u cambaareeyay Khariirad muran dhalisay oo dowladda Soomaaliya u adeegsatay munaasabadda lagu soo dhaweynaayey… Sii akhri

Xoogaga RSF oo 124 qof oo rayid u badan ku dilay dalka Suudaan

Posted on October 27, 2024 by News Office

Kooxaha dhaq-dhaqaaqayaasha madaniga ee Suudaan ayaa xaqiijiyay, in Xoogaga Gurmadka Degdega Sudan ee loo soo gaabsho RSF ay Jimcihi dileen… Sii akhri

Puntland oo go’aan Rasmi ah ka qaatay Khariirad muran dhalisay oo ay adeegsatay dowladda Soomaaliya

Posted on October 26, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si kulul u cambaaraysay, islamarkaana nasiib darro ku tilmaantay khariirad ay adeegsatay dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close