Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo ku celiyay in ay ka go’an tahay helista marin badeed

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, oo la hadlayay baarlamaanka dalkaas, ayaa sheegay in Ethiopia aysan xoog ku raadinayn helista marinka… Sii akhri

Posted on November 1, 2024November 1, 2024 by News Office

Israa’iil oo Marinka Gaza iyo Lubnaan ku dishay in ka badan 100 ruux

Posted on November 1, 2024November 1, 2024 by News Office

Duqeymaha cirka ee Israa’iil ayaa lagu dilay ugu yaraan 95 qof guud ahaan Gaza Khamiistii. Inta badan dhibanayaasha ayaa ahaa… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo caddaysay Mowqifkeeda Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Posted on October 31, 2024October 31, 2024 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa nasiib-darro ku tilmaantay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Magaalada Muqdisho, waxaana ay sheegtay… Sii akhri

Jubaland oo si cad uga hortimid Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Madasha Muqdisho

Posted on October 31, 2024 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si cad uga horjeesatay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho oo ay… Sii akhri

Madaxweyne hore Farmaajo oo si adag uga horyimid Jihada uu dalka u dhaqaajiyay Madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on October 31, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid Qodobadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Muqdisho… Sii akhri

Ajandaha Rasmiga ah ee Kal-fadhiga 55aad ee Baarlamaanka Puntland oo Maanta la ansixiyay

Posted on October 31, 2024October 31, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baarri Shire iyo… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland iyo Xubnaha Labada Aqal ku matala Puntland oo War soo saaray

Posted on October 30, 2024October 31, 2024 by News Office

War-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Puntland iyo Xildhibaannada… Sii akhri

Shiikh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka horyimid War-murtiyeedkii Madasha Muqdisho

Posted on October 30, 2024 by News Office

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo… Sii akhri

War murtiyeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Posted on October 30, 2024 by News Office

War murtiyeedka ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ayaa la isku raacay in la qabto doorashada dowladaha hoose June 2025.… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kormeeray xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaran ee 2025 – 2029

Posted on October 30, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close