Doorasho la sii ogyahay natiijadeeda oo maanta ka dhacaysa magaalada Garoowe
Doorashadii guddoonka ururka Al-Gabbal oo ay ku midaysan yihiin dowladaha hoose ee degmooyinka Puntland ayaa lagu wadaa in ay maanta… Sii akhri
Doorashadii guddoonka ururka Al-Gabbal oo ay ku midaysan yihiin dowladaha hoose ee degmooyinka Puntland ayaa lagu wadaa in ay maanta… Sii akhri
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi kooban bixiyay ayaa ku eedeeyay wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi in… Sii akhri
Ciidanka Goodir ee Birmadka Booliska Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Gaaca ee Boosaaso ayaa aroornimadii hore ee saaka gacanta… Sii akhri
Madaxweyne Siciid Deni ayaa saaka u safray dalka Imaaraadka Carabta, kaddib markii uu ka helay marti-qaad rasmi ah sidaan ka… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa ka hortimid hannaanka fiisaha danabaysan oo dowladda Soomaaliya ku soo rogtay dhammaan dadka ku safraya baasaboorrada shisheeye… Sii akhri
Waxaa maanta si rasmi ah loo xalliyay Khilaaf iyo is-marin-waa ka taagnaa qabsoomidda doorashada guddoonka ururka Al-gabbal oo ay ku… Sii akhri
Ciidamada Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa saaka xirtay xaruntii degmada, islamarkaana shaqaalihii u diiday… Sii akhri
Qunsuliyadda dowladda Itoobiya ee magaalada Garoowe ayaa xaflad hordhac ah u qabatay munaasibadda Xarig-jarka Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya ka hirgelisay… Sii akhri
Siyaasi Guuleed Saalax Barre oo qoraal ka soo saaray xuquuq la’aanta xukuumadda madaxweyne Deni ku samaysay shaqaalaha iyo ciidamada difaaca… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa lagu wadaa in uu safar ugu baxo dalka Imaaraadka Carabta… Sii akhri