Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Soomaaliya oo dib u hirgelinaysa Nidaamkii Adeegyada Boostada Caalamiga ah

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Soomaali ayaa intii uu socday Shirweynaha 28-aad ee Ururka Boostada Adduunka (UPU), la… Sii akhri

Posted on September 21, 2025 by News Office

Wefdi ka socda dowladda Ingiriiska oo Boosaaso Kula Shiri doona Madaxweynaha Puntland

Posted on September 21, 2025 by News Office

Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Charles King iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maalmaha soo socda ku… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo ay weheliyaan Saraakiisha AFRICOM

Posted on September 20, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Mareykanka, oo uu… Sii akhri

Puntland oo digniin ka soo saartay Safarka waddooyinka wakhti uu Roobkii bilowday

Posted on September 20, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Laanta Ilaalada Waddooyinka, ayaa dadweynaha ku wargeliyay khataraha safarka waddooyinka waaweyn xilligan oo uu bilowday… Sii akhri

Daadad ka dhashay Roobabkii deyrta oo ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari

Posted on September 20, 2025September 20, 2025 by News Office

Roobkii deyrta oo ka curtay degaanno ka tirsan Gobolka Bari ayaa togagga qaarkood ku fatahay daadad xooggan, kuwaasi oo saamayn… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ammaanay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey

Posted on September 19, 2025September 19, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashadii Soomaaliya ee xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka… Sii akhri

Madaxweyne Trump oo hadallo adag ku weeraray Ilhaan Cumar iyo dalka Soomaaliya

Posted on September 19, 2025 by News Office

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si adag u weeraray xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Wakiilada Maraykanka iyo… Sii akhri

Siyaasi Xasan Shire Abgaal oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe

Posted on September 18, 2025September 18, 2025 by News Office

Siyaasi Xasan Shire Abgaal oo ka soo kicitimay Caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dhawaan Boosaaso ku qaabilaya wefdi sare oo ka socda dowladda Maraykanka

Posted on September 18, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka soo laabtay safarkiisi waddanka Imaaraatiga Carbeed ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka… Sii akhri

Mid kamid ah mucaaridka ugu fog ee Siciid Deni oo berri ku wajahan magaalada Garoowe

Posted on September 17, 2025 by News Office

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaridsan Xukuumadda Siciid Deni ayaa Khamiista berri ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close