Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo maanta Tababar u furaysa Cutubyo loo carbinayo Hawlgalllada deg dega iyo La-dagaallanka Argagixisada

Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Puntland S/Guuto Muumin Cabdi Shire oo ku sugan degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa lagu wadaa… Sii akhri

Posted on September 25, 2025September 25, 2025 by News Office

Duqa magaalada Muqdisho oo siyaasiyiinta Mucaaridka ku eedeeyay in ay Amniga Muqdisho ku soo qaadeen weerar abaabulan

Posted on September 25, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si adag u cambaareeyay shaqaaqadii ka dhacday saldhiga… Sii akhri

Madaxweyne Deni iyo Golayaasha Puntland oo Salaadda Janaaso ku tukaday Shahiid Qalyare

Posted on September 24, 2025 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire,… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo xaqiijiyay in uu Ciidamo hubaysan ka samaystay gudaha Puntland

Posted on September 24, 2025 by News Office

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo wareysi siiyay BBC Somali ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya gudaha Puntland ka samaysay ciidamo Federaal… Sii akhri

Marxuum Gen. Qalyare oo maanta Aas Qaran loogu samaynayo magaalada Garoowe

Posted on September 24, 2025 by News Office

Alle ha u naxariistee, Shahiid Gen. Qalyare oo meydkiisa xalay la keeney magaalada Boosaaso ayaa saaka Salaadda Janaaso lagu tukan… Sii akhri

Taliyihii Guutada Labaad ee Ciidamada Puntland oo saaka qarax miino ku dhintay

Posted on September 23, 2025September 23, 2025 by News Office

Alle ha u naxariistee, Taliyihii Guutada labaad ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland S/Guuto Axmed Cabdi Cali Qarjab (Qalyare) ayaa saaka… Sii akhri

Calmiskaad: Sidee ku dhinteen inta badan Horjoogayaashii ajaanibta ahaa ee Daacish?

Posted on September 23, 2025 by News Office

Xogo amni oo wakhtigan soo baxay ayaa muujinaya in tan iyo bilowga dagaalladii wejigii labaad ee Hawlgalka Calmiskaad ay is… Sii akhri

Markab Raashin u siday dekedda Boosaaso oo dab ku qabsaday badweynta dhexdeeda

Posted on September 22, 2025 by News Office

Markab xamuul ah oo bariis iyo sonkor u siday dekedda magaalada Boosaaso ayaa dab qabsaday, kaddib markii uu ka soo… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Puntland oo weli ku guulaysan la’ abaabulka odayaal u jawaaba Siyaasi Xasan Shire Abgaal

Posted on September 22, 2025 by News Office

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta Gobolka Nugaal ku matala dowladda Puntland oo maalmo ka hor Shir ku yeeshay bannaanka Garoowe ayaa… Sii akhri

Calmiskaad: Puntland oo xaqiijisay in Maraykanku maanta laba duqeymood la beegsaday firxadkii kooxda ISIS

Posted on September 21, 2025September 21, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo bayaan kooban soo saartay ayaa xaqiijisay in diyaaradaha dagaalka Maraykanku maanta laba duqeymood ka fuliyeen buuraha Calmiskaad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close