Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Afhayeenka madaxtooyada Puntland oo xil cusub loo magacaabay

Digreeto Maanta Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay xeer Madaxweyne Lr.101 August… Sii akhri

Posted on August 17, 2017 by News Office

Dowladda Sweden oo ciidamo usoo diraysa Soomaaliya

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by News Office

Dowladda Sweden ayaa ciidamado dowladda federaalka ka caawiya la dagaalanka kooxaha Burcad badeedka ah usoo dirtay, waxayna wataan diyaaradaha qumaatiga… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo soo xajinaya

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by News Office

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxaya dalka Sacuudiga si uu usoo xajiyo , waxaana uu maanta… Sii akhri

Ururrka warbaahinta Puntland MAP oo shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada

Posted on August 17, 2017August 17, 2017 by News Office

War-saxaafadeed ay soo saareen guddiga fulinta Ururrka warbaahinta Puntland ee MAP ayaa saaka shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada xubnaha sare… Sii akhri

Askari ka tirsan ciidamada Nabad suggida oo lagu dilay Muqdisho

Posted on August 17, 2017 by News Office

Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in degmada Waabari lagu dilay askari ka tirsan ciidamada Nabad Suggida Soomaaliya,… Sii akhri

Xildhibaano taageersan Cosoble oo mowshin ka keenay madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle

Posted on August 16, 2017August 16, 2017 by News Office

Xildhibaano taageersan madaxweynihii hore ee Hirshaballe Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay inay xilka ka qaadeen madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali… Sii akhri

Ku dhawaad 400 oo qof oo ku dhintay daadad iyo dhiigo kuso rogmaday Sierra Leone

Posted on August 16, 2017August 16, 2017 by News Office

Ugu yaraan 600 oo qof ayaa wali la raadinayaa ka dib daadad iyo dhiiqo ku rogmatay magaalada Freetown, ee caasimadda… Sii akhri

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay isu soo dhiibitaan Abuu Mansuu

Posted on August 16, 2017 by News Office

Madaxweynaha maamulka Koonfur Shariif Xasan Shiikh Aadan oo shalay dib ugu laabtay magaalada Baydhabo isagoo awal joogay magaalada Muqdisho ayaa… Sii akhri

Cosoble oo xil ka qaadistiisa ku eedeeyey dowladda federaalka

Posted on August 16, 2017August 16, 2017 by News Office

Madaxweynihii maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlay xilka qaadis ay ku sameeyeen baarlamaanka maamulkaas ayaa sheegay inuu sabab… Sii akhri

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo hashiis kala saxiixday

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by News Office

Wafti ka socda wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo jooga dalka Koonfur Afrika ayaa heshiis kala saxiixday kusaabsana isku dhafna ciidamada, wadashaqaynta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close