Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Ukraine oo Todobaadkan gudaha u galay dhulka Ruushka kadib weerar qorshaysan

Ruushka ayaa toddobaadkan weerar lama filan ah kala kulmay ciidanka Ukraine , kuwaaso qaaday tallaabo jahwareer ku ridday Moscow, iyagoo… Sii akhri

Posted on August 9, 2024 by News Office

Israel oo oggolaatay in 15-ka Agoosto dib loo bilaabo wadahadaladii xabad joojinta Gaza

Posted on August 9, 2024August 9, 2024 by News Office

Israel ayaa oggolaatay in 15-ka Agoosto dib loo bilaabo wadahadaladii xabad joojinta Gaza, sida ay dalbadeen dhexdhexaadiyeyaasha Mareykanka, Qatar iyo… Sii akhri

Golaha Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Xeerka doorashooyinka dalka

Posted on August 8, 2024August 8, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo uu Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre. Shirka… Sii akhri

Khasaare ka dhashay roob dabaylo wata oo xalay ka da’ay degmada Laasqoray

Posted on August 8, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xalay uu halkaasi ka da’ay roob dabayl xooggan wata… Sii akhri

40 qof oo ku dhintay fatahaado daadad ka dhacay dalka Yemen

Posted on August 8, 2024August 8, 2024 by News Office

Warbaahinta dalka Yemen ayaa sheegaysa in ugu yaraan 40 qof ay ku dhinteen daadad ka dhashay roob mahiigan oo horraanti… Sii akhri

Masar oo qayb ka noqonaysa Hawlgalka cusub ee Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya

Posted on August 7, 2024 by News Office

Dowladda Masar ayaa ciidamo u soo diraysa Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka noqonaya hawlgalka cusub ee Midowga Afrika, kaas oo… Sii akhri

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa Shirka caalamiga ah ee Arrimaha Isbeddelka Cimilada oo ka dhacaya dalka Azerbaijan

Posted on August 7, 2024August 7, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga shirka caalamiga ah… Sii akhri

Agaasimayaasha waaxyaha maamulka iyo maaliyadda wasaaradaha Puntland oo dib u habayn iyo isbeddel lagu samaynayo

Posted on August 7, 2024August 7, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabddullaahi Deni ayaa wada qorshe dib u habayn loogu samaynayo dhamaan agaasimayaal waaxeedyadda hay’adaha kala duwan ee… Sii akhri

Sirdoonka Turkiga oo hore u fashiliyay isku dilay lagu dili rabay Ismaaciil Haniya

Posted on August 7, 2024 by News Office

Hay’adda sirdoonka Turkiga ee MiT ayaa la sheegay inay ka hortageen labo iskuday oo hore oo lagu doonayay in lagu… Sii akhri

Guddoomiye Tima-cadde oo sheegay in Maakhir iyo Khaatumo midna aysan keligeed noqon karin Maamul gaar ah

Posted on August 7, 2024August 7, 2024 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdillaahi Cali Xirsi (Tima-cadde) ayaa sheegay in Khaatumo iyo Maakhir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close