Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Akhriso: Khudbaddii Madaxweyne Gaas ee Furiyaanka Kal-fadhiga 40 aad ee Baarlamanka Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed cali ayaa Maanta si rasmi ah u furay kal-fadhiga 40 aad eeĀ  Golaha Wakiilada Puntland… Sii akhri

Posted on October 25, 2017October 25, 2017 by News Office

Wejiga Labaad ee Mashruuca GPE ee Waxbarashada oo maanta Garowe laga daah-furay

Posted on October 23, 2017October 23, 2017 by News Office

Waxaa maanta magaaalada Garoowe laga daah-furay wejiga labaad ee Mushruuca Iskaashiga Waxbarashada ee Caalamiga ah(Global Partnership For Education Programme),kaasoo lagu… Sii akhri

Khasaaraha Rasmiga ah ee Qaraxii Danida-baaloow.

Posted on October 22, 2017October 22, 2017 by News Office

Ugu yaraan 10 ruux oo dhammaantood shacab ah ayaa dhintay,kadib markii qarax miino uu la kacay gaari ay saarnaayeen oo… Sii akhri

Al-shabaab oo durba kala carar bilaabay

Posted on October 20, 2017October 20, 2017 by News Office

Militariga Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta si nabad ah kula wareegay degaanno ka tirsan gobolkaasi,kadib markii… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo siidaysay siyaasiyiin u xirnaa (Xog)

Posted on October 18, 2017October 19, 2017 by News Office

Booliiska degmada Garoowe ayaa 13 bishaan October xabsiga dhigay 4 kamid ah siyaasiyiin la baxay”Madasha Samata-bixinta Puntland”,kuwaasoo marar badan dhaliilay… Sii akhri

Dowladda Ethiopia oo khilaaf cusub horseedday

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay koronto ka dhalinayso biyo-xireenka ugu weyn qaaradda Afrika eeThe grand dam ,kaasoo dhismihiisa uu… Sii akhri

Ra’iisulwasaaraha Iraq oo wada-hadal ugu baaqay madaxda gobolka Kurdistan

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by News Office

Ra’iisulwasaraaha dalka Iraq Haider Al-abadi oo caawo shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Baghdad ayaa ugu baaqay madaxda gobolka kurdistan in… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqaysa duullaankii ugu ballaarnaa oo lagu qaadayo Al-shabaab(Xog)

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by News Office

Qarax weyn oo ismiidaamin ah ayaa shalay ruxay Caasimadda Soomaaliya ee Mogadishu,waxaana ka dhashay khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawac… Sii akhri

Daacish oo looga adkaaaday dagaalka magaalada Raqqa ee Dalka Syria.

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by News Office

Is-bahaysiga Caalamiga ah ee uu hoggaamiyo maraykanka ee la dagaallamaya ISIS ayaa shaaciyey in ku dhowaad 100 xubnood oo ka… Sii akhri

Gudoomiyaha cusub hay’adda wadooyinka Puntland oo xilka la wareegay.

Posted on October 12, 2017October 12, 2017 by News Office

Guddoomiyaha Cusub ee Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) Eng.Cabdirisaaq Yusuuf Cilmi oo 7-dii bishaan October 2017 Madaxweyne Cabdiweli Gaas soo magacaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close