Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray Soomaaliya.

Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa khamiisti so dhoweeyey horumarka ka socda Soomaaliya,wuxuuna xukuumadda Federaalka iyo maamul goboleedyada ku boorriyey in… Sii akhri

Posted on January 26, 2018 by News Office

Wasiirkii Beeraha iyo Waraabka Puntland oo geeriyooday.

Posted on January 26, 2018 by News Office

Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda Puntland,Cabdinuur Cilmi Maxammuud(Biindhe) ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Geerida… Sii akhri

Al-shabaab oo gacmaha ka jaray laba qof oo shacab ah.

Posted on January 26, 2018 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa gacmaha ka jaray laba qof oo shacab ah,kadib markii lagu eedeeyay xatooyo. Maxkamadda Al-shabaab ee degaanka Kuunya-barrow… Sii akhri

Faahfaahin: Dowladda Kenya oo joojisay Mirow loo soo waday Garoowe.

Posted on January 25, 2018January 26, 2018 by News Office

Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa diyaarado la sheegay in dowladda Kenya ay ku joojisay Garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo mar kale codsatay in laga qaado xayiraadda hubka.

Posted on January 25, 2018 by News Office

Dowladda Soomaaliya mar kale codsatay in laga qaado xayiraadda hubka ee saaran tan iyo sannadkii 1992,xilligaasoo uu dalku galay dagaal… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada oo heshiis cusub saxiixay.

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by News Office

Heshiis cusub oo looga dan leeyahay in lagu dhaqan geliyo nidaamyada caddaaladda iyo asluubta ee Soomaaliya ayay ansixiyeen Dowladda Federaalka… Sii akhri

Kenya oo rukhsaddii ka qaadday laba kamid ah shirkadaha diyaaradaha ee Somalia u duula.

Posted on January 25, 2018 by News Office

Mas’uuliyiinta Duulista Hawada dalka kenya ayaa khamiistii maanta joojiyey laba diyaradood oo lagu eedeeyay in ay badeecooyin sharci-darro ah u… Sii akhri

Ciidanka difaaca Puntland ee PSF oo hawlgal ku tegay tuulooyinka karin iyo Yalho ee gobolka Bari+Sawirro.

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by News Office

Ciidanka difaaca dowladda Puntland ee(PSF) ayaa maanta hawlgalka ku tegay tuulooyinka Karin iyo Yalho ee gobolka Bari iyo dhulka Buuraleeyda… Sii akhri

Akhriso: Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo qoraal deg deg ah soo saartay

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by News Office

Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka dowladda Puntland ayaa maanta soo saartay qoraal deg deg ah oo ku socda dhammaan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Booliska Puntland

Posted on January 25, 2018January 25, 2018 by News Office

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo labadiisa ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close