Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Daawo:Juxaa oo umadda reer Puntland ugu baaqay in ay midnimadooda iyo amnigooda ilaashadan

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid(Juxaa) oo maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland… Sii akhri

Posted on March 10, 2018 by News Office

Duqa Garoowe oo soo af-meeray safarkiisi Imaaraadka Carabta.

Posted on March 9, 2018 by News Office

Duqa Caasumadda Puntland,Xassan Maxammed Ciise(Goodir) oo maalmahan safar ku joogay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maalinta berri ah la filaya in… Sii akhri

Cabdi Faarax Juxaa oo maalinta berri ah Garoowe ku soo wajahan.

Posted on March 9, 2018March 9, 2018 by News Office

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid(Juxaa) haatanna ah musharrax u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo digniin u jeediyay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Arrimaha Qoyska

Posted on March 8, 2018 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar(Cameey) oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad Garoowe lagu qabtay,ayaa Wasaaradda… Sii akhri

Puntland oo shaacisay in 1.6 malyan oo reer guura ah ay abaartu saameysay guud ahaan degaannada Puntland.

Posted on March 8, 2018 by News Office

Dowladda Puntland ayaa shaacisay in ay Puntland ka jirto abaar daran oo saamaysay 1.6 malyan oo reer guura ah,kuwaasoo ku… Sii akhri

War-saxaafadeed: Ergeyga QM oo bogaadiyay kaalinta ay haweenku ka qaataan horumarinta

Posted on March 8, 2018March 8, 2018 by News Office

Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ee Haweenka, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu… Sii akhri

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo amar adag duldhigay shirkadaha Diyaaradaha.

Posted on March 8, 2018 by News Office

Kulan uu xarunta Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya kula qaatay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Madaxda… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo sheegay in doorashada Puntland xilligeeda la qabandoono

Posted on March 7, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa maanta markii ugu horraysay sheegay in doorashada madaxtinimada Puntland lagu qabanayo wakhtiga loogu… Sii akhri

Waxgaradka Buuhoodle oo dadaal xooggan ugu jira joojinta colaadda Gocondhaale iyo Horufadhi.

Posted on March 7, 2018 by News Office

Guddi ka kooban Cuqaal,Nabadoonno,iyo Waxgarad oo ka baxay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa duhurnimadii maanta ku guulaystay in… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo kulan la yeeshay madaxa hay’adda ICRC ee Soomaaliya.

Posted on March 7, 2018March 7, 2018 by News Office

  Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wefdi ka socdey hay’adda ICRC… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close