Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maamulka Gedo oo sheegay in dagaalkii Al-shabaab loo leexinayo ciidamada Kenya

Maamulka gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in ay dirayan ciidan difaaca degmada Beledxaawo oo maalmihii la soo dhaafay… Sii akhri

Posted on March 25, 2018March 25, 2018 by News Office

Militariga Soomaaliya oo dilay sarkaal sare ka tirsan Al-shabaab.

Posted on March 25, 2018 by News Office

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa hawgal ku dilay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab,sida ay soo werisay Wakaaladda SONNA. Sarkaalka… Sii akhri

Wasiir Cawke oo ka digay Qaaxada dawooyinka u adkeysata

Posted on March 24, 2018March 24, 2018 by News Office

Wasiirka Caafimaadka dowladda Puntland,Dr. Cabdinaasir Cismaan Ciise(Cawke) oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay in… Sii akhri

Daawo: Booliiska Nugaal oo ciidamo dheeri ah u dalbaday sugidda amniga gobolka.

Posted on March 21, 2018March 21, 2018 by News Office

Taliska Qeybta Booliiska gobolka Nugaal ayaa maanta faahfaahin ka bixiyay hawlgallada lagu sugayo amniga ee ka socda magaalada Garoowe ee… Sii akhri

Yariisow “Waxaan furi doonnaa dhammaan Waddooyinka muhiimka ah ee xiran, si loo fududeeyo isku socodka Caasimadda”.

Posted on March 20, 2018 by News Office

Muqdisho, 20 Maarso 2018–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo saakay dib u furay… Sii akhri

Golaha Wasiirada Puntland oo haatan kulan deg deg ah ku jira

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) iyo Golihiisa Wasiirada ayaa haatan kulan deg deg ah uga socdaa Xarunta Madaxtooyada magaalada… Sii akhri

Shirka Sirdoonka Militariga iyo Wadaagista Macluumaadka oo ka Furmay magaalada Muqdisho

Posted on March 20, 2018March 20, 2018 by News Office

Muqdisho, 19 Maarso 2018 – Shirkii saddexaad ee Sirdoonka iyo Is-dhaafsiga Macluumaadka, oo looga gol lahaa in lagu xoojiyo wada shaqaynta… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Afrika.

Posted on March 20, 2018 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kaga qeybgalay Magaalada Kigali… Sii akhri

Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland oo is-casilay.

Posted on March 19, 2018March 19, 2018 by News Office

Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland,S/Guuto. Deyr Xaaji Cabdi ayaa wargad is-casilaad ah u gudbiyay madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas),sida… Sii akhri

Koox doonayey in ay Qaxooti Soomaaliyeed qarxiyaan oo maxkamad la soo taagayo.

Posted on March 18, 2018March 18, 2018 by News Office

Saddex xubnood oo ka tirsan  Koox xagjir ah ayaa lagu wadaa in maxkamad la soo taago,iyagoo lagu eedaynayo in ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close