Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Antony Blinken oo riixaya Xabbad-joojin ka dhaqan-gasha Marinka Gaza

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay, in Ra’iulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu aqbalay hindisaha xabbad-joojinta Gaza ee uu… Sii akhri

Posted on August 20, 2024 by News Office

Dowladda Puntland iyo Maraykanka oo ka Wada-hadlay La-dagaallanka Argagixisada iyo dhismaha Hay’adaha Amniga

Posted on August 19, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta magaalada Nairobi Shir kula yeeshay Safiirka dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambs. Richard… Sii akhri

Puntland oo hay’adaha UNICEF iyo UNDP kala hadashay Hirgelinta Mashruuca Dowlad-kaab

Posted on August 19, 2024August 19, 2024 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Shir kula qaatay Saraakiil ka… Sii akhri

Xarumaha ganacsiga Boosaaso oo maanta u xiran Canshuur kordhin Puntland samaysay

Posted on August 19, 2024August 19, 2024 by News Office

Waxaa maanta albaabada laysugu laabay xarumaha ganacsi ee Boosaaso oo ay canshuur kordhin ku sameysay Wasaaradda maaliyadda Puntland sidaan kasoo… Sii akhri

Hay’adda socdaalka iyo dacwad oogayaasha Jarmalka oo isku khilaafsan kiiska nin Soomaaliyeed oo dil geystay

Posted on August 19, 2024 by News Office

Hay’adda socdaalka Jarmalka iyo dacwad oogayaasha dalkaasi ayaa isku khilaafsan sida laga yeelayo nin Soomaali ah oo dil fool-xun ka… Sii akhri

Israa’iil oo xalay duqeyn ku dishay 29 rayid ah oo ay ku jiraan carruur

Posted on August 19, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo shaacisay in ay Puntland ku wareejisay lacag dhan $6,348,826 oo kab Miisaaniyadeed ah

Posted on August 18, 2024August 18, 2024 by News Office

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqafaar Xaange ayaa shaaciyay in Wasaaradda Maaliyadda DFS ay Puntland ku wareejisay lacag… Sii akhri

Wasaaradda difaaca Ruushka oo warbixin ka soo saartay dagaalkii ka dhacay gobolka Kursk ee dalka Ruushka

Posted on August 18, 2024 by News Office

Iska horimaadyo xooggan ayaa ka socda 24 saac ee la soo dhaafay gobolka Kursk ee dalka Ruushka oo ah gobolkii… Sii akhri

Puntland: Amnigii Muqdisho ayaa gacanta ka baxay Xasan Sheekh ma qaban karo doorasho qof iyo cod ah

Posted on August 18, 2024August 18, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in aysan magaalada Muqdisho ka qabsoomi karin doorashada qof iyo cod ee uu sheegay in uu… Sii akhri

Wasiir Biixi Imaan oo faahfaahin ka bixiyay Shirkii dowladda iyo ganacsatada Muqdisho

Posted on August 18, 2024August 18, 2024 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa faahfaahin ka bixiyay shir gaar ah oo xalay dhexmaray Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close