Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiye ku xigeenka Shabeellaha Hoose oo ka badbaaday qarax lala eegtay

Faahfaahin kale ayaa ka soo baxaysa qarax gaari lagu xiray oo shalay galab ka dhacay degmada Dharkaynleey ee gobolka Banaadir.… Sii akhri

Posted on September 2, 2018 by News Office

Ciidamada Soomaaliya oo loo diiwaan-gelinayo nidaam casri ah

Posted on September 1, 2018 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Janaraal Dhega-badan oo ay ka… Sii akhri

Nabaddoon si kulul u eedeeyay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by News Office

Nabaddoon Maxamed Xassan Ismaaciil oo kamid ah nabadoonnada gobolka Nugaal ayaa si adag u dhaliilay,wasaaradda Arrimaha gudaha dowladda Puntland oo… Sii akhri

Khilaafka Galmudug oo la sheegay in si buuxda loo xallinayo

Posted on September 1, 2018 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka maamulk goboleedka Galmudug,Maxamed Xaashi Cabdi(Carrabeey) ayaa sheegay in si kama dambays ah loo xallinayo khilaafka ragaadiyay maamulka… Sii akhri

Hawlgallo culus oo Afgooye ka socda

Posted on September 1, 2018September 1, 2018 by News Office

Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa la sheegayaa in ay saaka hawlgallo culus ka samaynayaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.… Sii akhri

Muxuu yahay guddiga ay wadaagan Soomaaliya iyo Itoobiya?

Posted on August 31, 2018August 31, 2018 by News Office

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa yagleelay markii ugu horreysay taariikhda Guddi wadaag ah oo iskaashi ah si loogu saldhigo xiriir iskaashi… Sii akhri

Sidee u dhacday doorashadii duqa Garoowe?

Posted on August 29, 2018 by News Office

Golaha cusub ee degaanka degmada Garoowe oo shalay la dhaariyay ayaa maanta doortay duqa caasimadda iyo ku xigeenkiisa. Doorashada duqa… Sii akhri

Maxaabiis Soomaali ah oo ka baxsaday xabsiyada Libiya

Posted on August 28, 2018August 28, 2018 by News Office

Safiirka  Soomaaliya u fadhiya  Midowga Yurub,Cali Siciid Faqi ayaa Qoraal uu soo saaray ku wargeliyay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Waalidiinta… Sii akhri

In ka badan 40 xildhibaan oo mooshinka gudbiyay madaxweynaha Hirshabeelle

Posted on August 28, 2018August 28, 2018 by News Office

In ka badan 40 mudane oo ka tirsan Baarlamanka Hirshabeelle ayaa mooshin ka gudbiyay madaxweynaha maamulkaasi,Maxamed Cabdi Waare,sida ay xaqiijiyeen… Sii akhri

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga laba dal

Posted on August 27, 2018August 27, 2018 by News Office

Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Daahir Salaad Xasan ayaa kula kulmay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close