Duqeyn laga soo sheegayo degaanno ka tirsan gobolka Mudug
Wararka ka imaanayaa koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay duqeyn diyaaradeed lagu garaacay tuulada Goodirleey oo u dhow degaanka… Sii akhri
Wararka ka imaanayaa koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay duqeyn diyaaradeed lagu garaacay tuulada Goodirleey oo u dhow degaanka… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqanaya magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland.… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa ku wargeliyay musharrixiinta xilka madaxweynaha ee imaanaya guud ahaan gobolka Nugaal in ay… Sii akhri
Musharraxa doorashada madaxweynaha Puntland ee sannadka 2019-ka sarreeye Guud Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) oo maalmahan socdaal ku marayay degaanno ka… Sii akhri
Wasaaradda horumarinta Haweenka iyo arrimaha Qoyska dowladda Puntland ayaa Axadda maanta ah daah-furtay ol’olaha maalinta caalamiga ah ee joojinta tacaddiyada… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba beenisay in xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo ee ay iska’… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi oo maalmahan socdaal ka marayay gobollada ay ku muransan yihiin Puntland iyo Somaliland ayaa maanta gaaray… Sii akhri
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo safaro ku maraya goboladda Togdheer iyo Sool ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Maxamed(Farmaajo) ayaa soo geba-gabeeyay booqasho rasmi ah oo uu muddo saddex cisho ah ku joogay… Sii akhri
Dabley hubaysan ayaa gelinkii dambe ee xalay weerar culus ku qaaday saldhiga wadnaha ee koonfurta magaalada Laascaanood,sida ay sheegeen goobjoogayaal.… Sii akhri