Hawlgal culus oo xalay ka bilowday magaalada Boosaaso
Hawlgal culus oo amniga lagu xaqiijinayo ayaa xalay ka bilowday magaalada Boosaaso ee xarunt ganacsiga Puntland. Hawlgalkan oo uu amray… Sii akhri
Hawlgal culus oo amniga lagu xaqiijinayo ayaa xalay ka bilowday magaalada Boosaaso ee xarunt ganacsiga Puntland. Hawlgalkan oo uu amray… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa hakisay, in lala kulmo madaxweynaha cusub, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni). Qoraal ka soo baxay xafiiska agaasimaha guud… Sii akhri
Duqa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, Yaasiin Cabdisamad Cumar ayaa ku amray dhammaan goobaha ganacsiga, waxbarashada iyo xarumaha kale… Sii akhri
Taliyihii ciidanka Somaliland ee bariga gobolka Sanaag, G/sare Caydiid Axmed Nuur iyo ciidan tekniko wata oo uu hoggaaminayo, kana soo… Sii akhri
Dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland oo ay maamusho shirkadda P&O ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa maalintii labaad… Sii akhri
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga xukuumadda Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ka qeybgalay shirka shanaad ee heer Wasiir… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida maamulihii dekedda Boosaaso ee shirkadda P&O Mr. Paul Anthony Farmosa… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaasi saaka lagu dilay mas’uulkii mashruuca P&O ee shirkadda DP World u… Sii akhri
Guddoomiyihii degmada Jarriiban ee gobolka Mudug (Puntland), Maxamed Yuusuf Shirwac ayaa maanta xilka iska casilay, sida uu ka shaaciyay… Sii akhri
Waxaa maanta hoolka shirarka ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ka furmay Shir soconaya afar maalmod oo uga furmay Guddiga… Sii akhri