Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kalfadhiga golaha degaanka Garoowe oo furmay

Kalfadhiga 26 aad ee gollah degaanka Garoowe ayaa saaka ka furmay xarunta AJJ Hoteel ee caasimadda Garoowe. Furitaanka kalfadhiga waxaa… Sii akhri

Posted on March 30, 2019March 30, 2019 by News Office

kalfadhiga golaha degaanka Garoowe oo berri furmaya

Posted on March 29, 2019March 29, 2019 by News Office

Guddoomiyaha golaha degaanka, ahna duqa caasimadda, Axmed Siciid Muuse, ayaa sida qorshaysan khudbad u jeedin doona, kalfadhiga golaha degaanka Garoowe… Sii akhri

Siciid Deni oo caawa u hoyanaya degmada Carmo

Posted on March 29, 2019March 29, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdiga uu hoggaaminayo ayaa hadda gaaray degmada Carmo ee gobolka Bari halkaasoo uu… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaaray degmada Waaciye

Posted on March 29, 2019March 29, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo saaka ka socdaalay magaalada Qardho ayaa goor dhoweyd gaaray degmada Waaciye ee gobolka… Sii akhri

Puntland: Xukuumadda oo ku dhawaaqday in ay 200 oo booyado biyaa ugu deeqday meelaha ugu daran abaarta

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay 200 oo booyado biyaa ugu deeqday degaanno ka tirsan Puntland oo abaar… Sii akhri

Gallan oo sheegay in dhaqaalaha ugu badan ee Puntland lagu bixin doono soo celinta amniga gobolka Bari

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by News Office

Shir ballaaran oo ku saabsan soo celinta  amniga gobolka bari, gaar ahaanna magaalada Boosaaso, ayaa saaka ka qabsoomay gudaha magaalada… Sii akhri

shir deg deg ah oo ku saabsan amniga oo ka socda Boosaaso

Posted on March 28, 2019March 28, 2019 by News Office

Shir deg deg ah oo ku saabsan xal u helidda amniga magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa haatan ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaalada Qardho

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed oo saaka u socdaalay gobolada Bari iyo Karkaar ayaa haatan gaaray magaaalada Qardho ee… Sii akhri

Dhabancad oo sheegay in sannadkan degmooyin ka tirsan Puntland laga qaban doono doorasho qof iyo cod

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa saaka ku dhawaaqay in saddex degmo oo Puntland ka tirsan si… Sii akhri

Garoowe: Gaadiidka dadweynaha oo laga mamnuucay in ay rakaabka ka dejiyaan daaqadda laamiga xigta

Posted on March 27, 2019March 27, 2019 by News Office

Maamulka degmada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa dhammaan gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaanno (PL) ka mamnuucay in ay rakaabka ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close